• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Sahankii AMISOM oo Maanta Gaaray Magaala Madaxda Gobolka Hiiraan Ee B/weyne


1233-full-soB/weyne: Waxaa Maanta Markii u Horeysay gaaray Magaalada

 

 

B/weyne oo ah Xarunta Gobolka Hiiraan Saraakiil ka tirsan Ciidamada

 

 

Midowga Afrika  AMISOM kuwaasoo Sida la sheegay u socday howlo

 

 

indha indheyn iyo Sahan u ah Ciidamo la filayo in dhamaadka bisha soo socoto ay kala wareegaan kuwa Xabashida oo iyaga si ka madax banaan dhinac walba ugu Sugnaa Magaalada


Saraakiisha oo tiradoodalagu sheegay  toddobo xubnood ayaa la kulmay Saraakiisha

 

Ciidama Ethiopia oo magaalada Maamulayay tan iyo dhamaadka Sanadkii la soo dhaafay oo ay

 

Magaalada ka eryeen Kooxdii Al-shabaab Ciidanka la filayo in ay la wareegaan Magaalada

 

Bisha soo Socota Dhamaadkeeda ayaa ka imaan doona Wadanka Djibuti in kastoo uu Madaxweyne

 

Shariif dhowaan soo Magacaabay Maamul uu Gobolku yeesho ayaa hadana waxaan wali rasmi u bilaabn Howshii Maamulkaas

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: