• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mahiga Salaada Janaazadii C/llaahi Yusuf Waxaan uga Qeyb Galay Anigoo Matalaya Qaramada Midoobay Sheeko Cajiib Badan ( Sawiro )


mahiga-fake-preyMuqdisho: Kadib markii dhowr Maalmood la isla dhex marayay

 

 

 

Sababta Mahiga ka qeyb gelisay Salaadii Janaazada Ee Airporka

 

 

 

Aadan Cade loogu Sameeyay Madaxweynihii hore ee TFG da

 

 

Madaxweyne C/llaahi Yusuf taasoo ay dadka macnooyin badan u yeelayeen kuwo leh maadaama uu Kuraasta hore la fadhiayay Madaxda DKMG ka ah ayuu la istaagay oo waxa uu garan waayay Sababta loo kacay in ay Ixtiraam tahay iyo in kale halka ay dad kalena inkirsanaayeen in uuba ka qeyb galay Salaada balse waxaasoo dhan

Waxaa kala saaray kadib markii uu maanta Mahiga laftiisa kula hadlay Airporka Muqdisho

 

Saxaafada intii uu Cuudur daar bixin lahaana wuxuu cadeystaystay in uu ogaal uga Qeyb galay

 

 

Salaada isagoona yiri Maadaama Meydka Meesha yaala uu ahaa Meyd Madaxweyne

 

 

Ayaan ka qeyb galay anigoo ah  wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u matalayay

 

 

Soomaaliya Mahiga ayaa qiil ka dhigtay in aan wada leenahay hal ilaah in kastoo uusan sii cadeynin

 

 

Halkaas illaah ee aan wada leenahay waa Kuma ?? hadalkan oo laga yaabo in uu buuq hor leh dhaliyo

 

kadib Wareysigii caanka baxay  ee uu ku yiri Villa Somaliya Koox Islaamyiin aan Shabaabka wax dhaamin ayaa Afgambi ku heysta

.

mahiiga2mahiga-fake-prey

Mahuuga#

One Response

  1. Asc sln kadib waxaan ahay saxfi joga wadanka malta jecelna lashaqeynta warbaahinta mida xigta waxaan idinkula talinayaa inaad webka hormarisaan oo oo ugu yaraan maalin halmar aad update.gareysaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: