• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wafdi Ay Xukuumada Somaliya Muqdisho Ka Dirtay oo Markii u horeysay Garbahaarey Gaarey


img_1158Garbahaarey: Waxaa Saacad ka hor Magaalada Garbahaarey ka dagay

 

 

 

Wafdi Uu hoggaaminaayo Ra’iisul- Wasaare ku xigeen ahna Wasiirka

 

 

 

Gaashaandhiga XKMG ah, Xuseen Carab Ciise wafdigan oo ay ka mid

 

 

 

Ahaayeen Wasiirka Maaliyada Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Saacado un ka hor ka duulay Airporka Muqdisho ayaa goordhow ka dagay magaalada Garbahaareey oo ah Xarunta Gobalka Gedo. Wafdiga oo si weyn loo soo dhaweeyay ayaa la filyaa in ay kulamo la qaadan doonaan


Saraakiisha Ciidanka iyo odayaasha Magaalada ka hor inta aanay dib ugu soo noqonin Magaalada

 

 

Muqdisho Waa lugtii sadaxaad iyo Caasimad Goboleedkii Sadaxaad ee ay Wafdi Xukuumada ka socda Helicoptaro

 

 

Ku tagaan Goobaha dhowaan laga qabsaday kooxdii Al-Shabaab  oo hada si buuxda ugu biirtay Ururka Al-qaacida

 

 

Wafdigan ayaa sida safaradiisii horeba waxay wataan Laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ah 

 

 

Waxaana la socda wariyaal ka raacay  Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho kuwaasoo la geeyn doona

 

 

Meelaha Laga Ceyriyay Shabaab arintan ayaa Muujinaysa in kalsooni xoogan laga qabo in Awoodii Shabaab  wiiqantay 

One Response

  1. Waryaaada wepsiteka mid qaran kadhiga hadda waa mid abtisame! Abtisame idahisa ayuu ku aqli yahay%

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: