• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Turkish Airways oo Maanta Aadan Cade Airport Ku Xireysa ku dhowaad Laba Boqol oo Airporada Caalamka Ah


turkish-airlinesMuqdisho :Turkish Airways ayaa Noqotay Diyaaradii u horeysay ee

 

 

 

Garoomada Caalamka Ku Xirta Kan Muqdisho wax ka badan Labaatan

 

 

 

Sano Munaasabad loogu talo galay barnaamijkan ayaa waxay saaka

 

 

 

Ka socotaa Magaalada Muqdisho taasoo uu ka soo qeyb galay R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bekir Bosdag kaasoo u yimid furitaanka Maalintan taariikhiga ah taasoo noqon doonto markii u horeysay ee ay Masaafurka Soomaalida iyo Caalamkaba u ogolaan doonto in ay


ku xirmaan dhamaan Airporada Caalamka oo hore uga xirnaa marka laga reebo wadooyin 

 

 

Qarda jeex ah oo wadanka lagu tagi jiray loogana bixi jiray  wafdiga R/wasaare ku xigeenka oo

 

 

Aad u balaarnaa ayaa waxaa ka mid ahaa Dhaqaatiir ganacsato Hey,addo iyo Mas,uuliyiin dowlada

 

 

Turkiga ka socday halka ay dhinaca kalena Airporka Aadan Cade soo buux dhaafiyeen

 

 

Mas,uuliyiin Ciidan shacab iyo kooxa Suugaaneed kala duwan oo soomaali ah kuwaasoo

 

 

Soo dhoweynta Munaasabadan ka qeyb galayay Wadada Airporka ilaa Madaxtooya Ayaa Maanta Gabi ahaanba

 

 

Xiran Dowlada Turkiga ayaa u muuqata mid soo celisay Rajadii Dalka iyo dadka Soomaaliyeed taasoo

 

 

Ay dad badan aamin san yihiin in ay ka maseyrisay Reer galbeedka oo hada si buuxda isha ugu haya Xaalada Soomaaliya 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: