• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidanka Ethiopia oo Sadax Sano Kadib dhex Lugeynaya Gobolada Bay iyo Bakool


itobiya1Baydhabo: Ciidanka Ethiopia oo Mudo sadax sano iyo bil ah ka

 

 

 

Maqnayaa Gobolka Bay iyo qeybo ka Mid ah Bakool ayaa Maanta u

 

 

 

Dhaqaaqay Magaalooyinka Buur-Hakaba iyo Diinsoor kadib markii ay

 

 

Shalay xaqiijiyeen gacan ku heynta Magaalada Caasimadau ah Gobolka Bay ee Baydhabo dadka Magaalada Buur-hakaba ayaa sheegaya in ilaa xalay ay arkayeen gaadiid dagaal iyo Ciidan ay leeyihiin Kooxdii Al-shabaab ama Al-qaacida kuwaasoo u gudbaya dhinaca Gobolka Shabellada Hoose


inkastoo ay jiraan warar kale oo sheegaya in Maleeshiyadii Baydhabo ay shalayba u baxeen dhanka

 

 

Diinsoor iyo deegaanka iidaale oo dhinaca dagaalada Jabhadeyska ah ku haboon dharbaaxada

 

 

ku dhacday Al-shabaab oo u gaar aheyd Ciidanka Xabashida ayaan la ogeyn inta ay sii socon doonto

 

 

Maadaama ku saleysan tahay gorgortanka Zenawi ee Shirka London iyo waliba isbadalada

 

 

Lixda bilood ee soo socota dhinaca kalena lama huba sida ay mar kale Shabaab ama al-qaacida dad

 

 

ku soo jiidan karto hadiiba ay mudo dheer ka maqnaato magaalooyinka iyo bulshada dhexdeeda 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: