• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Baydhabo oo Gacanta Shabaab Ka Baxday iyo Zenawi oo London Ku Sii Jeeda isagoo aad u faraxsan


ZenawMuqdisho : Sida aan hore u soo Sheegnay Zenawi ayaa qorsheystay

 

 

 

in uu Shirka London tago isagoo Qeybta Libaax leh gacantana ku

 

 

 

Wata inta badan dhulkii ay Shabaab Sheegan jireena hadaba Wararka ka

 

 

imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidanka Xabashida ay si buuxda gacanta ugu dhigeen Magaalada Baydhabo oo ay laba maalmood ka hor un u soo jiheysteen Halka ay Madaxda iyo Maleeshiyaadkii Shabaabna ay Shacabkii qaxayay dhax carareen


arintan ayaa muujineysa in Maleeshiyaadka Shabaab ay Xoog u lahaayeen kaliya Shacabka iyo dadka  Soomaaliyeed

 

 

in kastoo ay dhahaan Mareykan Japan Yurub iyo Rush ayaan duulaan Jihaad ku nahayna waa beenowday Maadaama

 

 

ay Bay Bakool iyo Hiiraan hal maalina hor istaagi waayeen Duulaanka Xabashida iyagoona Magac Xumo u soo jiiday

 

 

Dadka Soomaaliyeed oo aan waligood sidan oo kale Xabashi ugu Jabin   dhinaca kale duulaankan iyo dhul balaarsigan sahlan

 

 

waxay Ceeb iyo Niyad Jab ku tahay Kenyaatigii Jubooyinka ku soo  duulay shan bilood ka hor wali aan Magaalo la yaqaan

 

 

Shabaab ka qabsanin sidaas ayaa keentay in la yiraahdo Dagaalka Shabaab Jihaad Ma,aha Xabashina Kenyaati ma aha

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: