• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shabaab oo Bay & Bakool Ka Xir Xirtay iyo Melez Zenawi oo Qorsheynaya in uu Tago Shirka London isagoo Baydhabo Jooga


EPA9-500x315Waajid: Warar ka imaanaya Gobolada Bay iyo Bakool ayaa Sheegaya in ay

 

 

Saacadba saacada ka dambeysa sii badanayso Cabsi laga qabo dagaalo ka

 

 

Dhaca Magaalooyinka Waaweyn sida Baydhabo Xudur iyo Waajid oo ay ku

 

 

Soo fool leeyihiin Ciidamada ‘Xabashida oo Asbuucyadii u dambeeyay isu diyaarinayay dagaalo ay kula wareegaan dhamaan deeganada ay ka taliyaan Al-qaacidada Soomaaliya gaar ahaan Labada Gobol ee Bay iyo Bakool wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in

Madaxdii iyo Ciidamadii Shabaab ay intooda badan ka baxeen Magaalada iyagoo qiil ka dhigay in ay

 

 

Difaacyada hore aadayaan lana dagaalayaan Xabashida dhianaca kale Melez Zanawi oo Joogitaanka

 

 

Ciidankiisa si buuxda u shaaciyay dhamaadka Sanadkii hore isla Maalmihii uu ingriisku Shaaciayay

 

 

Shirka London ayaa la sheegayaa in uu qorsheynayo in uu Shirka London ka qeyb Galo isagoo ay

 

 

Ciidankiisa ku sugan yihiin Saldhigyadii ugu waaweynaa ee ay shabaabka Gacanta ku hayeen Sadaxdii sano

 

 

Ee la soo dhaafay sidasna uu ku noqdo Mas,uul la maqli karo warkiisa marka laga hadlayo Somaliya iyo

 

Geeska Afrika maadaama ay Kenya ku dhowaad Shan bilood Ciida Somaliya ku jireen wax horumar ahna Sameyn waayeen  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: