• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Magaalada Muqdisho oo Raxan Baabuur Miineysan Ah Lagu Qabtay (Sawiro )


Sequence-12_Still001Muqdisho: Ciidanka Nabad Sugida Ayaa shalay oo kaliya Magaalada

 

 

 

Muqdisho ku qabtay dhowr baabuur oo ay ku rarnaayeen walxaha qarxa

 

 

 

iyo waliba Kiimikada holacda oo la Doodanayay  in lagu qarxiyo meelo

 

 

 

ka mid ah magaalada Taliyaha Ciidanka nabad-sugidda gobolka Banaadir, Khaliif Axmed Ereg oo Saxaafada shir jaraa’id ugu qabtay KM4 ayaa sheegay in ay baabuurtan ka war hayeen ayna ku dhowaad laba maalmood ku raad joogeen


Mid kamid ah baabuurta ayaa laga soo qabtay wadada Airporka aada nin Dhalinyaro ah oo lagu qabtay

 

 

Baabuur ka mid ah baabuurtii la soo qabtay oo ay Saxaafada kula hadashay Xa CID- da ayaa sheegay in

 

 

Baabuurka uu Ceelsha biyaha uga soo dhiibay  nin Shabaab ka tirsan oo uu Magaciisa ku soo gaabiyay

 

 

Cabdullaahi uuna u sheegay in uu Baabuurka geeyo meel ka mid ah Degmada Xamar JaJab halkaasoo uu

 

 

Kagala wareegi doono nin kale ninkan ayaa ku andacooday in uusan ogeyn wax Qarax ah oo saaran baabuurka 

 

 

Markii uu Ceelsha ka soo kaxeeynayay baabuurta rarnaa waxaa kaloo lala soo bandhigay Jaakadaha qarxa

 

 

Ee ay xirtaa is qarxiyayaalka labadii bilood ee u dambeysay ayaa waxaa dhacay dhowr qarax oo ay dad rayid ah

 

Ku waxyeeloobeen kuwaasoo ay qaar ka mid ah wali ku jiraan isbitaalada Muqdisho iyo Dalka Turkiga

Sequence-12_Still001Sequence-29_Still017Sequence-29_Still002Sequence-12_Still011Sequence-29_Still008Sequence-12_Still012Sequence-29_Still011Sequence-29_Still013Sequence-29_Still014Sequence-29_Still015

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: