• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gollaha Amaanka oo isku Raacay in Tirada Ciidanka AMISOM Ee Somalia Jooga La Gaarsiiyo 17.737 Askari


security-councilNew York : Kulan ay  xalay goor dame arimaha Somalia ka yeesheen

 

 

 

Gollaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa Cod buuxa lagu

 

 

 

Ansixiyay kordhinta tirada Ciidmada AMISOM ee ka howlgala Somaliya,

 

 

iyadoona la gaarsiiyay tirada 17.737 iyo waliba Xoojinta Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia. qaraarkan oo maalmahanba la sugayay ayaa lagu wadaa in ku dhowaad shan kun oo Ciidamo Kenyaan ah oo ku dhowaad shantii bilood ee la soo dhaafay


ku sugnaa gudaha Somaliya uu koofiyada iyo Mushaaharkaba ka badali doono halka ay wadamada Sierra Leon iyo

 

Djibutina dhameystiri doonaan inta ka harta tirada guud inkastoo la yiri kordhinta iyo tayeynta Ciidamada

 

Soomaalidana waa ka mid hadana lama hubo in wax weyn laga badali doono Ciidanka Soomaalida

 

Maadaama la diidan yahay in Cunaqabateynta Hubka la qaado Dowlada Soomaalida

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: