• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirkii Garowe Ka Socday oo Maanta La Filayo in La Soo Xiro iyo Madaxweyne Shariif oo Saacadaha Soo Socda Laga Filayo


IMG_2763Garowe: shirka Magaalada Garowe Ka socday labadii Maalmood ayaa

 

 

 

Maanta ku mudeysay in la soo xiro iyadoo la filayo in ay ka soo qeyb

 

 

 

Galaan xafalada Xeritaanka wafdi uu Gogaaminayo Madaxweyne Shariif oo

 

 

saacadaha soo socda ka imaanaya magaalada Muqdisho Shirka oo ay wararka ka soo baxaya sheegayaan in uu khilaafaad hareeyay inta badan dhinacyadii ka soo qeyb galayna ay marba qolo gogosha ka baxeysay ayaan la hubin in maanta la soo xiri karo lagana yaabo in sidii kii ka horeeyay maalin dheeraad ah lagu daro


maadaama qodobadii laga dooday ay aad u yar yihiin kuwa iskaga aragtida la noqday ama lagu heshiiyay

 

 

waxaana la sheegayaa in Maamulka Puntland oo isga Marti loo yahay uu doonayay in inta badan isaga tiisa la yeelo

 

 

balse uu ku fashilmay kadib markii uu dhacay isabaheysi xoogan oo ka soo horjeeda fekrado badan oo ku

 

 

saabsanaa Federalka Dastuurka iyo waxa uu qabi doona Maamul Goboleedyada iyo waliba Arinta Caasimada oo aheyd

 

 

Mararka qaar waxyaabaha ugu daran taasoo ay gaashaanbuur ay Galmudug hogaaminayso jilibka u laabeen warar faah faahsan ayaa la filayaa in la heli doono ilaa galabta

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: