• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirkii Magaalada Garowe uga Socday TFGda iyo Maamulada Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya oo Maalintii Labaad Galay


DSCN3668Garoowe : Waxa maalintii labaad maanta Galay shirka loogu magac daray

 

 

Mabaadii,da Garowe oo la sheegayo in Looga hadlayo dastuur u sameynta

 

 

Soomaaliya iyo Habraaca Xukun ee ay Qaadan doonto Shirkan oo ay ilaa hada ka

 

 

Qeybgalaayn ergooyin ka kala socda TFG oo ilaa sadax waji ku kala socota Puntland Galmudug iyo Ahlu-sunna halka ay dhinaca kalana joogaan dhamaan wadamada Safka hore iyo ku dhowaad Safka dambe UNPOS iyo


Midowga Afrika iyo Hey,addo reer galbeed u badan Shirka ayaa ku mudeysan in uu socdo Maalinta beri ahna

 

 

soo xirmo Shirkan ayaanay inta badan dadka Soomaaliyeed Rajo badan ka qabin in ay ka soo bixi doonaan

 

wax macno leh maadaama Waxa laga hadlayo iyo Cida ka hadlaysa ay aad u kala weyn yihiin waxa laga

 

 

Hadlaayo oo ah Sharci lagu maamulo soomaaliya oo dhan iyadoo dadka goobta fadhiyaana aysan 10%100

 

 

Soomaaliya matalin   iyadoona ay intaas u weheliso in aanay talada kaba Go,in Soomaalida oo sida ay

 

 

Marar badan Cadeeyeen ka qeyb galayaashii Shirkii Muqdisho ee Road Map ka lagu ansixiyay oo isagana ahaa kan dhalay Shirka Garowe aanay Soomaali iyo ka soo qeybgalayaashii midna Qorshihiisa iyo Falanqeyntiisa midna laheyn balse warqado qor lagu dul aqriyay  kana sidaasoo kale warqado kale ay u diyaarsan yihiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: