• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirkii Garowe oo Lagu Kala Yaacay iyo Shariif Xasan kii Baarlamaanka oo Garowe Waan Waan Ka Dhex wada ( faah faahin )


IMG_6719Garowe : Shirkii Garowe oo ay saaka Ka baxeen qeybo ka mid ah ka qeyb-

 

 

 

Galayaashii shirka ayaa wali Hakad Ku jira iyadoona ay Wararkii ugu

 

 

 

Dambeeyay sheegayaan in Shariif Sakiin uu bilaabay dhex dhexaadin uu

 

 

 

ka dhex wado Maamulada Puntland iyo Galmudug oo isku af dhaafay qaabka looga daadayo Qodobada Dastuurka oo ay warar sheegaqayaan in Maamulka Puntland uu wax ka badal ku sameeyay qeybo ka mid ah wixii hore loogu heshiiyay oo ahaa in Cidda ka shireysa ama Go,aan ka gaareysa qodobadan Noqdaan kaliya Saxiixayaashii Road Mapka


Halka Maamulka Puntland oo shirka Maamuleyay uu la damcay Khiyaano  isaga u gaar aheyd

 

 

taasoo lagu sheegay in markii maanta dadka ka doodi lahaa barnaamijyadii maanta loo kala saaray

 

 

Kooxo ay koox walba isku qabiil tahay halkii ay ku shiri lahaayeen Maamul iyo dadkii Saxiixay

 

 

Shirkii oo ahaa Ahlu-Sunna Galmudug TFG oo laba ilaa Sadax dhinac ah Puntland iyo Galmudug  taasoo

 

 

Sida ay sheegayaan dadka la socda arinkan ay Maamulka Puntland u arkeen in hadii Magaca

 

 

Ahlu-Sunna Galmudug Qeybo TFG ah iyo dhinacyo kale oo reer Muqdisho ah uu Maamulka Puntland

 

 

ku waayi doono Saameyntii uu doonayay marka ay Galmudug iyo Ahlu-Sunna isku isku qabiil noqdaan

 

 

Dhinacyada Muqdisho ka imanayana intooda badan isku heyb loo Fariisiyo arinkaasoo ay

 

 

Ka biyo diideen Wafdigii Galmudug Shirkana uga baxeen inkastoo uu Faroole ku Adkeystay in aan loo joojinnin Shirka Wafdiga baxay ee Caalin

 

 

Balse waxaa shirka joojiyay Mahiga oo isaga ah ninka ugu Sareeya Madaxda Meesha joogta

 

 

waxayna wararka sheegayaan in gudoomihii hore ee Baarlamaanka Shariif Xasan uu bilaabay dhex dhexaadin

 

 

aan wali lagu guuleysan waxaa Xasuusin mudan in Caalinka Galmudug ay qudbadiisii shalayba 

 

 

ka muuqatay in uu Markan wax iska dhici doono kadib markii uu yiri Federalka Soomaali ma lahan ee dad dadn gaar ah

 

 

ka dhex arka ayaa raba in ay dadka kale JAJUUBAAN halkan ka dhageyso Qudbadii Caalin ee shalay wixii soo kordhana naga war dhowra

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: