• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Muqdisho oo Markii u Horeysay Loo Soo Qaxayo iyo Qul qulka dadka Ka Soo Qaxaya Ceelasha oo Muujiyay Sawir La Mid Ah Kii Lagu Tagay 2007 Bishan oo kale ( Hoos ka daawo Sawirada )


qaxMuqdisho: Magaalada Muqdisho ayaa inta badan  ku caan aheyd in laga qaxo

 

 

 

Labaatankii sano ee la soo dhaafay Gaar ahaan todobadii sano ee u

 

 

 

Dambeysay oo uu dhamaan Arinka Soomaaliya waji Cusub gaar ahaan

 

 

 

Duulaankii ay Ciidanka Ethiopia Muqdisho ku galeen 2006 dii la soo dhaafay oo ay 90% 100 kiiba dadkii Magaalada daganaa ka qaxeen hadaba maanta ku dhowaad lix sano kadib ayaa waxaa magaalada iyagoo waliba si qax iyo kaba ha iga gooynin ah ku soo noqonaya isla dadkii hore kala Cararka iyo qaxa uga baxay Magaalada


 

wariyayaasha oo shalay Maanta joogay Ex Control Afgooye ayaa waxay soo dirayaan

 

Sawiro si buuxda ula mid ah kuwii 2007 bilowgeedii laga soo qaadi jiray wadada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho halkan ka daawo Sawiradii maanta:-










Barakacayaal soo dhaafaya Isgoyska Ex-Control Afgooye







Xildhibaan C/qaadir Cabdullaahi Diiriye Cadaawe


Taliyaha ammaanka Aagga ex-Contorol Axmed Cabdullaahi Axmed Yare






Wadada ka baxda Ex-Control ee aada dhanka warshadaha



Isgoyska Ex-control Afgooye.

source Risaala.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: