• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirar u Socday Wax Garadka _Beellaha Daga Galbeedka Hiiraan oo La isku Raacay Qodobo Ka Dhan ah Koox Bililiqo Doon Ah oo Magaaalada B/weyne Ka Jirta


conference_cMuqdisho: tan iyo wixii ka Dambeeyay dulaan ay koox bililiqo

 

 

Doon ah oo wadatay Magaca Dooxatada Shabelle ku soo

 

 

 

Qaadeen Galbeedka Magaalada B/weyne waxaa jiray Shirar iyo

 

 

Xiriiro u dhexeeyay wax garad iyo siyaasiyiin qurbaha iyo gudaha dalka ku kala sugan kuwaasoo ka arinsanayay sidii jawaab cad looga bixin lahaa gardarada ay maleeshiya beeleed isku haleyn ka qabtay ciidamada Ethipoia hadii ay Ciyaaraan Ruwaayada ah in ay la dagaalamayaan Al-shabaab


Taasoo fashil ku dhamaatay markii ay Jilibka u dhigeen Ciidamadii Madaniga ahaa ee loo abuuray in ay

 

 

Difaacaan Hantida iyo dad Deegaanka kuwaasoo Maalin dagaal kulul ah kadib dib ugu celiyay Bariga

 

 

Magaalada oo ay markii hore ka soo duuleen Odayaashii iyo wax garadkii Maalmahan ka hadlayay

 

 

Xaalada ayaa si buuxda iskugu raacay in si buuxda loogu diyaar garoobo dagaal lagu difaacayo Hantida iyo

 

 

Dadka Daga Galbeedka Hiiraan taasoo loo balamay in loo dhinto ilaa dhibicda u Dambeeysa ee Dhiiga

 

 

Xataa hadii ay Ciidamada Xabashida si buuxda u soo galaan Dagaalka Shirarka oo intooda badan ku dhacay

 

 

Qadadka taleefanada iyo waliba internetka ayaa waxaa ka soo qeyb galay dad kala joogay wadamada

 

 

Soomaaliya oo ay Xildhibaano ka mid ahaayeen Amerika inta badan wadamada Yurubta galbeed 

 

 

Kenya iyo Emaaraatka Carabta waxaana loo balamay dhowaan in la magacaabo Gudi farsamo oo u howl gala

 

 

Sidii ay dhaqaalo joogta ah u heli lahaayeen Ciidanka Madaniga iyo waliba Hogaan Milatari taasoo shir maalmaha soo socda lagu dhameystiri doono loo balamay

6 Responses

  1. Waa mudane axmed sheekh nuur oops kunool somaliya gar ahaan galgaduud gar ahaan dhusamareeb habka lasocodka wararka & sawirad joogtada ah sidaad igabashe ciiwankiina mahadsanidiin

  2. asc walaalaha wepka waxa aad i farax geliyay warkan waxaadna u cabirteen sidiin aan u rabay masha allah …… cagti joogsan waday marbay ceeb lakulanta kooxda bililiqo doonka darsi lama ilaawan aha lo dhigay Allaahu akbar hadanay waan toobin kooxda dooxato oy sidi hadda uso gardarooto webiga halagu gurro wey mutesteen …. waxaan leeyahay guulesta welashi cadowga waabiyay e bar kuma taal kadhigay damaci dooxato. guulesta geshka yagow guulesta garabkiinan taganahee. uluuluuu

    • walee lakalaguri mayee maa cagta dhulka ladhigo oo sidaa lohadli qabiil dhana la ijafeeyn

    • kkkkkkkkkkkkkk

    • waxan layaabanahay dadkaan xageeyjireen 20 ka sano ,saacad ay dahmaatay in xoog wax lagu qabankaro ayay isku dayeen, maxay isu moodeen xabashada . walle waxaa kadhcday alloow ibixi halmar kkkkkkk shallaay masoo hormarto ee waay daba marta

  3. kkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: