• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

AMISOM oo isku Fidisay Deegaano Cusub iyo Cabsi Xoogan oo Ceelasha Biyaha Ka Taagan


amisomMuqdisho : Kadib markii uu Maanta Dagaal ka dhacay wadada

 

 

Afgooye iyo Muqdisho xirta oo ay Duulaan Saf balaaran ah ku-

 

 

Qaadeen Ciidanka AMISOM oo Maalin ka hor ku dhawaaqay in ay

 

 

 

ku wajan yihiin Magaalada Afgooye Ciidankii Saaka Muqdisho ka duulay ayaa fariisin cusub ka dhigtay dhismaha Maslax iyo meesha loo yaqaan Sarkuusta oo lababadoodaba u dhexeeya Ex kontrool afgooye iyo KM 13 halkaasoo ay dagaalo xoogan ka dhaceen kadib markii ay Maleeshiyaadka


Shabaab ama Al-qaacida oo  ku sugnaa agagaarka Tabeelaha Sheekh Ibraahim oo ah afaafka hore ee goobaha loo qaxay

 

 

in kastoo aanay wali jirin Cadeymo rasmi ah oo ku saabsan qasaarihii dhacay hadana dhinaca Al-qaacida iyo

 

 

AMISOM waxay sheeganayaan guulo balse waxay noqonaysaa markii u horeysay ku dhowaad shan sano

 

 

Ee ay AMISOM Magaalada Muqdisho Afarta koone uga baxaan iyagoona wali Sheegaya in ay mudooyinka

 

 

soo socda qorsheynayaan in ay Banaadir ku darsadaan Labada Shabelle ugu dambeynya wararka

 

 

Naga soo gaaraya Deegaanada Loo barakacay ayaa sheegaya in Dhaqdhaqaaq  Bara-kac iyo Cabsi

 

 

Laga dareemayo Ceelasha Biyaha oo dhowrkii sano ee u dambeeyay ku Magacawnaa Goobaha ay dadkii Muqdisho u Qaxeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: