• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xukuumadda KMG Ka Ah oo Maanta Si Rasmi ah u Dalbatay in Cunaqabateynta Hubka Laga Qaado si Ay iskaga Dhiciso Al-qaacida


astaanta_qaranka-300x22810Muqdisho : War-saxaafadeed ka soo Baxay Xukuumadda KMG ka ah ee

 

 

Soomaaliya ayaa maanta looga Dalbaday beesha caalamka in ay

 

 

Xukuumada Soomaaliya ka Qaadaan  Cunqabateynta Hubka ee

 

 

Saarneyd Soomaaliya tan iyo sanadkii 1992-dii xiligaasoo ay

 

 

Dhacday Dowladii u dambeysay ee Soomaaliya War saxaafadeedkan oo  ka soo baxay wasaaradda warfaafinta XKMG ka ah ayaa lagu sababeeyay arintan  in ay muhim u tahay beesha caalamka in ay ka fikirto qaadista xayiraada Hubka ee saaran Soomaaliya


Si baa la yiri ay dawladu awood ugu hesho  in ay la dagaalanto Al-Shabaab iyo Al-Qaacida oo si buuxda

 

iskugu milmay lagana yaabo in uu is badalo qaabkii dagaal ee Soomaaliya ka socday

 

Kooxdii Shabaab oo xili dheer dagaalo kula soo jirtay Xukuumada Soomaaliya balse Maalmihii la soo dhaafay

 

Sii nusqaameysay ayaa Khamiistii la soo dhaafay Si furan u Shaaciyay in ay ku biireen Ururka Caalamiga ah

 

Ee Al-qacida oo hada isaga laftiisa aan horumar ku socon  maalmahan kadib dilalkii loo geystay Madax waaweyn oo uraka ka tirsanaa iyo isbadalada Carabta

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: