• RSS Somali VOA

    • RW Kheyre iyo Shariif Xasan oo Baydhabo ku kulmay November 22, 2017
      Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha November 22, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa sidi aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 393-aad.
    • Xagee Buu Ku Furtay Geedigii Hayaanka Doorashada Soomaaliland November 22, 2017
      Somaliland ayaa ugu danbeyntii soo afjartay todobaadyo ay siyaasiyiinta iyo dadkuba ku mashquulsanaayeen ololihii doorashada, cod bixinta iyo sugistii ku dhawaaqista natiijada doorashada.
    • WARBIXIN: Mareykanka oo Kordhiyay Weerarada uu Ka Fuliyo Soomaaliya November 22, 2017
      Dowlada Mareykanka ayaa laba laabtay sanadkaan weerarada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee ka dagaalama Soomaaliya.
    • 100 Ka Tirsan Shabab oo Lagu Dilay Baay. November 22, 2017
      Mareykanka ayaa sheegay in weerar ay u adeegsadeen diyaarad nooca Dronka ah oo ay ku dileen in ka badan 100 ka tirsan maleeshiyada al-shabab, meel ka tirsan gobolka Bay.
    • Dhageyso Faah-faahinta Kulamadi Xalay Dhacay ee Yurub November 22, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo ka tirsan Koobka Kooxaha Horyaalkada Yurub. Wararki ugu danbeeyay waxaa inoo haya Maxamuud Mascadde.
    • Sacad Xariiri oo hakad heliyay is-casilaaddiisii November 22, 2017
      Reysal wasaaraha Lubnaan, Sacad Al Xariiri, ayaa sheegey Arbacada maanta in uu dib u dhigayo is casilaaddiisa, kadib markii uu madaxweyne Michel Aoun. uu sidaas ka dalbaday.
    • Madaxweyne Robert Mugabe oo iscasilay November 21, 2017
      Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa is-casilay, sida uu ku warramay afhayeenka baarlamanka dalkaas.
    • Muuse Biixi oo hadlay kadib guushiisa doorashada November 21, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sida uu arko doorashada musharaxiinta xisbigooda, waxa u qorshaysan iyo sida uu u wajahayo tabashooyin hore uga soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.
    • Kulamada Champions League ee caawa iyo beri dhacaya November 21, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal xubinta ciyaaraha, oo aan ku soo qaadaneyno kulmada koobka horyaallada Yurub ee caawa iyo beri dhacaya. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed November 21, 2017
      Waxaa maanta meelo ka mid ah Soomaaliya laga xusay maalinta macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Novembar.
    • Sidee Ayay Soomaalidu u Dhaqataa Geela November 21, 2017
      Geela ayaa ka mid ah hantida ugu qaalisan ee ay leeyihiin Soomaalida ku nool dalka hooyo ee Soomaaliya ama Bariga Africa.
    • Waa kuma Muuse Biixi: Madaxweynaha cusub ee Somaliland? November 21, 2017
      Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.
    • Maxay yihiin caqabadaha horyaalla Muuse Biixi? November 21, 2017
      Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan. Muuse Biixi ayaa sida uu sheegay guddiga doorashada waxa uu helay 55.19% codadkii la dhiibtay.. Haddaba Maxay yihiin caqabadaha ugu waaweyn ee haatan horyaalla Madaxweynaha Cusub […]
    • Muuse Biixi oo ku guuleystay doorashadii Somaliland November 21, 2017
      Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.
    • Nigeria: Qarax ka dhacay masjid oo lagu dilay 50 qof November 21, 2017
      Qof isa soo miidaamiyey oo aroortii maanta isku dhex qarxiyey masjid ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Nigeria ayaa dilay ugu yaraan 50 qof.
    • Mugabe oo wajahaya mooshin xil ka qaadis November 21, 2017
      Sharci dejiyeyaasha dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay maanta billaabaan hanaan ay xilka kaga qaadayaan madaxweynaha talada haya muddada fog ee Robert Mugabe, kadib markii uu iska dhego tiray waqtigii loo qabtay inuu isku casilo.
    • Cirro: Ma aqbaleyno Xaqdarro iyo Wax Sharciga Baal Marsan November 20, 2017
      Musharraxa madaxtinimada xisbiga Waddani ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta sheegay in aysan aqbali doonin "xaqdarro iyo wax sharciga baal marsan", mar uu ka hadlayey doorashadii madaxtinimada ee 13-kii bishan November dhacday.
    • Rabshado ka billowday dalka Kenya November 20, 2017
      Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga.
    • Jabuuti oo lacag ugu deeqday dhibanayaasha qaraxii Zoobe November 20, 2017
      Dowladda iyo shacabka Jabuuti ayaa ka si deg deg ah uga soo jawaabay u gargaarida dadka ay waxyeelada kasoo gaartey qaraxii 14-biishii October ay magaalada Muqdisho boqolaalka qof ugu dhinteen Zoobe. Hore dowlada Jabuuti ayaa usoo dirtey Muqdisho dhaqaatiir iyo dawooyin caafmaad, hanta waxaana lacag dhan 1 Malyan oo dollar ugu deeqay dadka ay waxyeelada soo […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

7 Responses

  1. Amiin caamir sxb halkan kuheysaa sawiro kahadlaya siyaasada iyo isbadalka somalia waan kutaageer sanahay s x b

  2. Waxana markasta sacad kasta aanka heelaah warbixiinta buqagabla waad kumahadsantihiin fadlaan igudara yusufkuul@twitter.com mahadsanidin

    • waa ani oo ah cuuke cali farax siida wanagasan oo ad uuga hadashay ariimaha somaliya waa ariin saxah sxb amiin wad na mahadsantahay waxa ka dhiiman iin aad soo gali soo uruka tayo sii dad ku ay uu tageeran uugana ila buxsadan waa uru ka fiican uruuarada ka magaca farmaajo ma uu san uu bixiin ee waxa loo baxshay marku xiilka hayay waxana uu baxshay saxaafada iyo umadad somaliiyeed mar ka soo dhawaw ayaan leenahay tayo iyo amiin oo mahad san

  3. A.s.c waan ku salamay sxb waan ku farax nanahay sida aad xaqiiqda aad ugu had leysid lakiin waxa lagaa raba inad xoga aad ugu hadashid cadawga dalka iyo diinta raro inuu badalo waan mahad santahay

  4. ninyohow ma fil cartoon ka ayaad badsataa laakiinse maxaybaad somaliland u caayi wayday ood puntland iyo somalia aad u caayaysaa ma aabahaa bay dileen ha xanaaqin waxan ahay shariif inankiisa curad waxan joogaa finlan

  5. Amin arts waxaa layaabay waxyaabaha sida aad usameyso, samentoda imisa qarash ama waqti kaaga baxdo , makala kulantaa hanjabay ama wax lamid ah , ma, isledahay hadii aad muqdisha imaato dadki aad inbadan aad xanuujisay in eey kunabad galin doonaa

  6. sxb amin waxaan kugu tageersanahay inaad muujiisay sida loo rabo in soomaaliya loo qaysado waxaanan kuugu dhiiri galinayaa in aad siiwado

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: