• RSS Somali VOA

    • Abiy oo ciidan u diray Soomaalida iyo Oromada July 18, 2018
      Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa amray in ciidamada ka socda dawladda federalka oo military iyo booliisba iskugu jira la geeyo deegaanada ay dagaaladu ka socdaan ee gobolada Oromada, Soomaalida, iyo Umadaha Koonfureed.
    • Dowladda oo loogu baaqay inay furto jidadka Muqdisho July 18, 2018
      Dowladda Soomaaliya ayaa loogu baaqay in ay furto wadooyinka magaalada Muqdisho ee xilligan xiran.
    • Trump oo beddelay hadalkii Helsinki July 18, 2018
      Madaxweyne Trump ayaa yiri isaga oo wariyeyaasha kula hadlaya Aqalka Cad “Waxaan ogolaaday gunaanadkii ay bulshadeena sirdoonku ka gaartay in Ruushku uu faraha la galay doorashadii 2016-kii."
    • Dad Soomaali ah oo lagu xiray Masar July 18, 2018
      Ciidamada amaanka dalka Masar ayaa lix qof oo Soomaali ah habeenki xalay ahaa ka qabqabtay xaafadda ay Soomaalida ku badantahay ee Caashir oo ka tirsan degmada Nasri City ee magaalada Qahira.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 429-aad July 18, 2018
      Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, oo uu soo jeedinayo Axmed Faarax Cali (Idaajaa). Qeybtanna waa qeybtii 429-aad.​    
    • Suuriyiin gabbaad weydiistay ciidanka Israel July 18, 2018
      Tobneeyo ruux oo u dhashay dalka Suuriya ayaa Talaadadi Shalay aad ugu dhawaaday dhulka ay Israel heysato ee buuraleyda Golan Heights si ay u weydiistaan meel ay kaga gabbadaan duqeymaha dhinaca cirka ah ee kaga imanaya diyaaradaha dagaalka ee Suuriya iyo Ruushka.
    • Dab fara ba'an ku haya dalka Sweden July 18, 2018
      Shaqaalaha dab damiska dalka Sweden ayaa tan iyo marki uu billowday xilliga xagaaga ama kuleylaha la tacaalaya dab xoogan oo ka socda meelo kala duwan oo dalkaasi ah.
    • War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Brussels July 17, 2018
      Magaalada Brussels waxa lagu soo gaba gabeeyay shirkii arrimaha Soomaaliya looga hadlayay, ee ay ka qeyb galeen xubno kala gaddisan oo caalamka ka socda, dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, maamul goboleedyada iyo ururada bulshada rayidka ah
    • Jabuuti: Magdhow ayaan siineynaa DP World July 17, 2018
      Shirkadda laga leeyahay dalka Jabuuti ee maamusha Dekadda Doraleh ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay magdhow ka bixiyaan heshiiskii ay ka baxeen ee u dhexeeyay iyaga iyo Shirkadda Dubai Ports World ee laga leeyahay Imaaraadka.
    • Galka Baarista: Kulamadii baaqday ee baarlamanka Somalia July 17, 2018
      Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 10-aad ee Soomaaliya ee lasoo xiray toddobaadkii hore waxa uu ahaa kii ugu kulamada yaraa uguna waxtarka yaraa marka ay noqoto sharciyada la ansixiyey.
    • Dowladda oo ka warbixisay shirka Brussels July 17, 2018
      Danjiraha Soomaaliya u jooga xaruunta Midawga Yurub ee Brussels oo uu ka dhacay shirka, ayaa sheegay in kulankan uu ahaa mid hore loo sii qorsheeyay loogana hadlayo arrimaha ku saabsan dhaqaalaha, nabadgaliyada iyo taageerada beesha caalamka.
    • Somaliland: Kama qeyb galin shirka Brussels July 17, 2018
      Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay ka qaybgalin, isla markaana aanay jirin cid xukuumadda metelaysa oo ka qaybgashay shirka Soomaaliya ee dalka Belgium-ka.
    • Putin: "Wax sir ah kama hayo Trump" July 17, 2018
      Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa beeniyey inuu wax akhbaaraad ah oo dhaawici kara ka hayo madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
    • ONLF oo ka hadashay dagaalka Oromada iyo Soomaalida July 17, 2018
      Ururka ONLF ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay dagaallo khasaare badan geystay oo qeybo ka mid ah Itoobiya ku dhexmaray maleeshiyo ka tirsan qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee daga Itoobiya.
    • Baarlamanka Masar oo ansxiiyay xeerar cusub July 17, 2018
      Baarlamaanka dalka Masar ayaa Isniinti shalay ansixiyay dhowr qodob oo sharci ah oo uu ku jiro xeer u ogolaanaya dadka ajnabiga ah in ay heli karaan jinsiyadda Masar haddii ay dhigtaan bankiyada dalkaasi lacag dhan $400,000 afar boqol oo kun oo dollar.
    • Soo dhaweyn qaran oo loo sameeyay xidigaha Faransiiska July 17, 2018
      Boqollaal kun oo ruux ayaa shalay galab kusoo dhaweeyay magaalada Paris ciyaartooyda iyo macalimiinta xulka kubadda cakta Faransiiska, kadib marki ay kasoo laabteen dalka Russia oo ay Axadii kusoo qaadeen Koobka Aduunka ee sannadkaan 2018-ka.
    • Shirka Soomaaliya ee Brussels oo furmay July 16, 2018
      Magaalada Brusells ee dalka Belgium-ka waxa amaanta ka furmay shrikii iskaahsiga beesha caalamka iyo Soomaaliya oo looga hadlayo kaalmada bani’aadminnimo, horumarinta dhaqaalaha iyo arrrimaha amniga.
    • Saraakiil ka tirsan NISA oo xilka laga qaaday July 16, 2018
      Qoraal ka soo baxay agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya Xuseen Cusmaan Xuseen ayaa shaqada lagaga joojiyey laba sarkaal oo sare oo ka tirsanaa hay’adda NISA.
    • Somalia: Xisbiyo qoraal u diray shirka Brussels July 16, 2018
      Magaalada Brusells ee dalka Belgium-ka waxa amaanta ka furmay shrikii iskaahsiga beesha caalamka iyo Soomaaliya oo looga hadlayo kaalmada bani’aadminnimo, horumarinta dhaqaalaha iyo arrrimaha amniga.
    • Eritrea oo dib u furtay safaaradeedii Ethiopia July 16, 2018
      Eritrea ayaa dib u furtay safaaraddeedii Ethiopia. Dib u furista safaaradda ee maanta ayaa timid toddobaad kadib markii labada dal ay ku dhawaaqeen inay soo afjareen labataan sano oo is-marin waa milatari uu ka taagnaa xudduudda, kaasi oo kumanaan qof ay ku dhinteen.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: