• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Banaan Baxyo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Al-Qaacida ayaa Maanta Laga dhigay Magaalooyinka Marka iyo Afgooye


banaanbax%20(2)Muqdisho : Banaan-baxyo Waaweyn oo ay soo qaban-

 

 

 

Qaabiyeen kooxdii hore ee Al-Shabaab oo hada si buuxda ugu

 

 

 

Wareegay Al-qaacida Mudaaharaadyada  Maanta

 

 

 

Dhacay oo  ka wada socday deegaanada Afgooye Marka iyo Ceelasha biyaha ayaa dadka si qaasab ah la iskigu soo bixiyay kadib markii shalay lagu amray in Maanta oo isniin ah aan la furi karin goobaha wax barashada iyo dhamaan shaqooyinka kala duwan Banaan baxan oo ay kooxdii Al-shabaab ku taageeraysay ku biiristeeda al-qaacida ayaa


Waxaa isla markiiba dadka la socda Xaalada Kooxda waxaa u soo baxay in uu jiro khilaaf ku aadan is qarxinta

 

Siyaasadeed iyo jiritaan ee uu ku kaceen Godane iyo inta ku xeeran dibad baxyadan maanta

 

Ayaan ka dhicin inta la ogyahay gobolada Bay iyo Bakool oo uu ku sugan yahay Mansuur robow oo la sheego

 

in uu yahay mid ka mid ah labada qeybood ee ay u kala jabi doonaan Shabaab warar kala duwan ayaa

 

ka soo baxaya sababaha keentay in ay ku dhawaaqaan ‘Al-shabaab iyo Al-qaacida in ay isku milmeen 

 

Taasoo ay ka mid tahay in uu jiray khilaaf meelihii ugu xumaa marayay oo ka dhexeeyay Godane iyo

 

Rag Ajaanib ah oo dhinac ah iyo rag ka tirsanaa Midowgii Maxkamadaha oo ay ugu horeeyaan

 

Robow Dahir Shongole iyo rag kale oo dalbaday in Godane Xilka wareejiyo maadaama uu mudo

 

Madax ahaa isna wuu diidanaa iyo sababo kaloo badan oo aan mar kale soo sheegi doono

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: