• RSS Somali VOA

    • Idaacadda Subaxnimo December 14, 2017
      Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Dhageyso Shirka Turkiga December 13, 2017
    • Dhageyso Dhaarinta Somaliland December 13, 2017
    • Dhageyso Miisaaniyadda Somalia December 13, 2017
    • Dhageyso Duqeynta Buuleburte December 13, 2017
    • Idaacadda Fiidnimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Habeenimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Galabnimo December 13, 2017
      Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Idaacadda Duhurnimo December 13, 2017
      Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
    • Ciyaaraha iyo Siyaasadda December 13, 2017
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
    • Doug Jones oo ku Guuleystey Doorashada Senator-nimada Alabama December 13, 2017
      Doug Jones, musharaxi xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku guuleystey doorashadi kursiga senat-ka Mareykanka ee gobolka Alabama. In kasta oo siyaasadda gobolku ay u janjeerto dhanka midige, hadana codbixiyeyaasha ayaa Doug Jones ka doorbidey Roy Moore oo Jamhuuri ah. Guushan ayaa ka dhigan marka sanadka cusub la dhaariyo Doug Jones, in aqalka Senate-ka ee ay hada k […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Bililiqo Lala doonayo Qalab Dekeda Muqdisho Leedahay oo Xukuumada R/ Gaas Lagu Eedeeyay + War bixin iyo Warqado


DekedaMuqdisho : Qalab dhismo oo ay Dekeda Muqdisho leedahay ayaa markii labaaad

 

 

 

Buuq ka dhaliyay Muqdisho kadib markii Dhowr Sano ka hor ay Xukuumadii C/llaahi

 

 

Yusuf ku Fashilantay in loo raro Dekeda Bosaso kadib markii ay Saxaafada iyo

 

 

 

Wax garadka Muqdisho soo badnhigeen Shirkad doonaysa in ay rarato Qalab dhisme oo ay Dakakada Muqdisho leedahay kaasoo mudo dheer yaalay Gudaha Dekeda khilaafka hada Cusub ayaa u dhexeeya  Maareeyaha guud ee Dekedda Muqdisho Sayid Cali Macalin Cabdulle iyo Wasiirka Dekeddaha iyo gaadiidka Badda Aadan Cabdullaahi Aadan kadib markii ay warbaahinta usoo dustay

Documenti uu Wasiirka Dekedduha u saxiixay in koox wadata Magac Shirkad ganacsi ay si aan

 

 

Sharciga waafaqsaneyn ula wareegto Biro nooca lagu dhiso marsooyinka ay Maraakiibta kusoo xirtaan

 

 

Balse uu Dokumentigan ugu magacdaray iskaraab ama (Crap Metal). wararnkana waxay Sheegayaan in

 

 

Maareyaha Dekedda iyo kuxigeenadiisa ay ku adkeysteen in aan la rarin Birahan oo faa’iido weyn iyo

 

 

Wax tar u leh Dekedda Muqdisho oo hada iyada ah tan uu Qaranku leeyahy Maadaama ay ka mid tahay

 

 

Meelaha fara ku tiriska ah ee ay  dowlada ka soo galaan dhaqaalaha Wasiirka ayaa 17-kii bishan

 

 

Janaayo 2012 waxa uu u saxiiay shirkadda Al-Shuwieb Star General Tradinga Company oo ay leeyihiin

 

 

kooxo ganacsato ah inay qaataan Birahaasi dhex yaala mudadii 20-ka sano aheyd Ee la soo dhaafay gudaha

 

 

Dekedda Muqdisho iyo weliba Markab ku burburay xeebta Dekedda kaasoo siday dhuxul, waxaana qiimaha

 

 

Lacageed ee Birahan lagu qiyaasay 5 Milyan oo Dollar.Warqad sir ah oo ay Saxaafada ay heshay ayaa

 

 

Sheegaysa in Wasiirka Dekedaha Aadan Cabdullaahi Aadan iyo kuxigeenkiisa C/raxmaan Kulmiye C/dheere oo

 

 

Gacan ka helaya Agaasimaha Xafiiska R.wasaaraha Burhan Warsameh ayaa ku guuleystay inay ka dhaadhiciyaan

 

 

Raysalwasaare Cabdiwali Muxamed Gaas qorshahan loogu ogolaanayo isbaheysigan ganacsatada iyo

 

Mas’uuliyiinta dowladda isugu jira ee ah in la iibsado Biraha Iskaraabka loogu Magacdarey ee dhex yaala

 

 

Dekedda Muqdisho.Sida ku cad Documentigan sirta ah ee la helay Wasiirka ayaa warqadiisa u tixraacay warqad

 

 

Ka soo baxday xafiiska R/wasaaraha taariikhdu oo ku taariikheysnayd 05-01-2012  oo loogu ogolaanayay

Dekeda

 

Ganacsatadan inay qaadan karaan Birahaas, howshan oo ay hada is hortaag ku sameeyay Maareeyaha

 

Dekeda ayaa la sheegayaa in Wasiirka Dekeddahana dhinaciisa isku dayay in uu ku ciqaabo Shaqo ka

 

Eryid inkasoo aanay wali higelin Dad badan ayaa is weydiinaya Sababta Duulaanka loogu yahay

 

Dekkeda Muqdisho oo iyada Qasnad u ah Dowlad Dalka oo dhan laga rabay in ay Dhaqaalaha si siman uga heshjo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: