• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xafiiskii Mahiga oo Maanta Muqdisho Laga Furaya iyo Xaflado Waaweyn oo Ka Socda Xalane


Mahiga2Muqdisho: Waxaa Saaka Airporka Magaalada Muqdisho ka soo dagay

 

 

Wufuud tiro badan oo uu Horkacayo Ergayga gaarka ah ee qaramada

 

 

 

Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augutine Mahiga Wufuudan ayaa

 

 

 

Magaalada u yimid in ay ka qeyb galaan Furitaanka Xafiisyadii Magaalada Nairobi ugu yaalay UN ka oo Muqdisho loo soo raray in kastoo wufuudii Muqdisho soo gaartay oo heer Caalami ahaa loo soo gudbiyay Villa Somaliya hadana waxay qaban qaabo xoogan ka socotaa Xarunta Midowga Afrika


Ee Muqdisho oo ku taala gudaha Xalane qabanqaabadaasoo loogu diyaar Garoobayo

 

 

Munaasabad Maanta Xariga looga jari doonno qaar ka mid ah Xafiisyada UN ka oo uu kan Mahigana ka mid yahay

 

 

waa markii u horeysay Labaatan sano oo Xafiis heerkiisu noocan yahay Magaalada

 

Muqdisho laga furo waxaana lagu Amaanayaa arinkan Xukuumadii Farmaajo oo ku adkeysatay in Hey,addaha Muqdisho ku lugta leh ay ka soo guuraan Nairobi

.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: