• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qarax ismiidaamin Ah oo Maanta Ciidanka Xabashida Lagula Beegsaday Gudaha Magaalada B/weyne


Qarax-WEEN1B/weyne : Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne oo ah xarunta

 

 

 

Gobolka Hiiran ayaa sheegaya in Saaka Subixii hore Baabuur nooca

 

 

 

Xamuulka ah oo laga soo buuxiyay Waxyaalaha qarxa lala galay

 

 

dhismaha Xarunta Gobolka Hiiraan  oo Fariisin u aheyd Ciidanka Ethiopia oo ku dhowaad bil haysta Magaalada Baladweyne qaraxan oo aad u weynaa ayaan wali la ogeyn qasaaraha uu geystay balse waxaa si weyn loo filayaa in uu qasaaro Xoogan jiro maadaama

Gaariga qarxay lagu sheegay in uu ahaa _Baabuurta Xamuulka qaada kuwa ugu waaweyn ee

 

 

Somaliya ka shaqeeya Ciidamada Xabashida ayaa qaraxa kadib magaalada ku faafay iyagoona

 

 

Mar kastana Rasaas la maqlayo iyadoona laga yaabo in ay Saameyn xun ku yeelato dadka

 

 

Magaalada dhinaca kale wafdigii Xildhibaanada iyo wasiirada ahaa ayaanay waxba soo gaarin maadaama ay waxoogaa isu jiraan Hotelka ay wafdiga dagan yihiin iyo Xarunta la qarxiyay  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: