• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamulka Gobolka Banaadir oo Markii u Horeysay Muqdisho Ka Hirgaliyay Dab Damis Maamulka Gobolka Leeyahay +Sawiro


dab damisMuqdisho: Kadib muddo dheer oo Dowlad la,aan iyo dhibaatooyin kala

 

 

 

Duwan soo mareen magaalada Caasimadda ee Muqdisho ayaa hada

 

 

 

La dareemayaa in ay maalin asta isbadal hore u socosho ah ku socoto

 

 

 

Qaar ahaan intii Gudoomiyaha Gobolka loo magacaabay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan waxaa jiray in ay wax weyn iska badaleen dhinacyada Arrimaha Bulshada sida Caafimaadka Faya-dhoowrka Wadooyinka


Suuqyada iyo iftiiminta Magaalada oo uu gacan weyn ka geystay Sida ay qirsan yihiin dadka

 

Magaalada dagan ugu dambeyna Maamulka Gudoomiye Tarsan ayaa soo iibiyay Baabuurkii u horeeyay

 

Ee Dab-damis oo ay Bulshada Muqdisho u siman tahay kaasoo talaabo wanaagsan u ah in magaalada ay yeelato wax dadka ka wada dhexeeya labaatan sano kadib

 

dab damisNal23-Jan2

One Response

  1. Waxaan u hanbalyeeynayaa dhamaan maamulka uu madaxda ka yahay mudane mahamud ah,ed nuur tarzan xaqiiqdii hadaan ka baxsho faahfaahiin magaalada muqdisho intaan loo soo magaacaabiin tarsan waxaay ahayd meel aad u dhibaateeysan hadana waan aragnaa wallalayaal is bedelka ka muuqda magaalada muqdisho marka waxaan leenahay tarsan ha ka daaliin dadkaada iyo dalkada maadaaba aat tahay madaale wadani ah waana aan kaaga mahad celineeynaa hadaan nahay bahda qurba joogta soomaaliyeed tarsan soo dhawoow

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: