• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mid Ka Mid Ah Saraakiishiii Ugu Sareeysay Al-Qaacidadda Soomaaliya oo Galabta Duqeyn Cirka Ah Lagu Dilay


alqaacidaMuqdisho : Duqeyn cirka ah oo Galabta lala beegsaday Baabuur

 

 

Deegaanka KM 13 ku sugnaa ayaa la Xaqiijiyay in uu ku geeriyooday Bilaal

 

 

Al-Birjawi oo ka tirsanaa Saraakiisha Sar sare ee Somaliya ka jooga ururka

 

 

Al-qaacida Barjaawi oo ay dhalashadiisu aheyd Lubnaani ayaa Sanadadii dambe ku sugnaa Dalka Somaliya sida uu Caawa Saxaafada u Xaqiijiyay  Afhayeenka ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo duleedka Muqdisho Saxaafadda kala hadlayay Duqeyntan oo aan wali la xaqiijinin in ay geysteen


Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ama Maraakiibta dagaal ee taagan Baddaha Soomaaliya

 

 

Balse waxaa la hubaa in uu Ninkan ku baxay Gacan ka baxsan dhinacyada Dagaalada Soomaaliya

 

 

iskaga soo horjeeda haday AMISOM tahay iyo haday Maleeshiyaadka Soomaalida yihiinba Sanadihii la soo dhaafay

 

 

Ayaa Koonfurta Soomaaliya lagu laayay Saraakiil Al-qaacida ah oo ay ka mid ahaayeen Salax Nabhaan.

 

Fazul Cabdala Sudani iyo kuwo kaloo badan oo dhamaantood  assassination lagu dilay dhinaca kalena

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay inta badan dilalakan sabab u tahay Shabaabka oo gudahooda is Jaajuusa iyadoo

Ay dhianaca Soomaalidana jiraan dad badan oo qaba in mar kasta oo uu Hogaamiye weyn ka dhinta Al-qaacidada Soomaaliya uu Xaalka Shabaabka Soomaalida sii Jilci doono 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: