• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Banaan Bax Lagu Dhiira Gelinayo Nabada G Banaadir oo Maanta Ka Dhacay Wadooyinka Muqdisho


bannaanMuqdisho: Isu soo bax  lagu Taageerayey nabadda ka hana qaaday

 

 

 

Gobolka Banaadir ayna Soo qaban Qaabiyeen dhalinyarada SYC ayna ka

 

 

 

Soo qeyb galeen qeybaha Bulshada iyo Mas,uuliyiin ka tirsan TFG iyo Maamula

 

 

 

G.Banaadir ayaa  maanta ka dhacay wadooyinka Muqdisho iyadoona Lagu soo gaba gabeeyay Xaruntii tiyaatarka qaranka Boqolaal dadweyna ah ayaa si Nabad leh ku soo maray qaar ka mid ah Wadooyinka Muqdisho taasoo Muujinaysa in ay wax weyn iska badaleen Nabada Magaalada


 

Tan iyo intii ay ka baxeen Maleeshiyaadkii Shabaabka oo aanay dhici jirin Xiligoodii in Nabad loo Mudaaharaado

 

 

Nabad darada iyo dagaaladana waxaa la ogaaday in ay Mar kasta ka faa,idaan kuwa wax doonka ah

 

 

iyadoona ay danta shacabka iyo rabitaankiisaba ku jirto Nabada walina Muqdisho iyo Koonfur Soomaaliya

 

 

kama Muuqdaan Hogaamiyayaal dadka ka saari kara dhibaatada iyo Colaadaha balse dadku waa u bisil yihiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: