• RSS Somali VOA

    • Sagaal Ciidanka Puntland Katirsan oo Qarax ku Dhintey April 23, 2017
      Wararka ka imanaya maamul gobolleedka Puntland ayaa sheegaya in ay sagaal askeri ku dhinteen qarax miino oo maanta ka dhacay waddo ku taalla buuralayda Galgala.
    • Barnaamijka Caweyska Washington April 22, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku maqli doontaan suugaan xiiso leh oo ay inala wadaagayaan qaar ka mid suugaanyahanada da'da yar
    • Dhageyso Barn. Hambalyada Iyo Heesaha April 22, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijkii Xiisaha lahaa ee Hambalyada iyo Heesaha, Waxa la diyaar ah Ibraahim Xasan Daandurey iyo Caasho Ibraahim Aaden.
    • Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka April 22, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxana maanta la diyaar ah Jamaal Axmed Cismaan.
    • Xaguu Marayaa Dhismaha Ciidanka Soomaaliya? April 22, 2017
      Amaanka iyo dhismaha ciidanka Somalia ayaa galay marxalad cusub, kadib marki dhawaan ay madaxda Dowlada ku dhawaaqday qorshe cusub oo dib u habeyn dhinaca ciidanka ah.
    • Askari Dil Toogasho Lagula Fuliyey Muqdisho April 22, 2017
      Maxkamad milatari oo ku taalla magaalada Muqdisho, ayaa maanta xakun dil ah ku filisay askari ka tirsanaa ciidanka qalbka sida kaasoo lagu eedeeyey inuu dilay qof rayid ah.
    • 140 Ruux oo Lagu Dilay Afghanstan April 22, 2017
      Ugu yaraan 140 ruux ayaa geeriyootay kadib marki ay kooxda Taliban Jimcihii weerartay saldhig milatari oo ay leeyihiin ciidamada Dowlada Afghanstan oo ku taalla waqooyiga dalkaasi.
    • Barnaamijka Martida Makrafoonka April 22, 2017
      Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa todobaadkan marti ku ah Xoghayaha koowaad ee safaaradda Soomaliya ee Hindiya, Axmed Maxamuud (Xiish) oo ka warramaya dhalinyaro soomaaliyeed oo ku xiran Hindiya.
    • Buula-Barde: Ruuxii Diley Askarigii Jabuutiyaanka oo Isna La Diley April 21, 2017
      Taliyaha Ciidamada dowladda ee degmada Buula Barde ayaa VOA u xaqiijiyay in howlgal ay galabta ciidanka sameeyeen ay ku dileen ninkii dilka u geystay askari ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta ee ka socday dalka Jabuuti.
    • Kenya: Waxaan Dilnay 52 Shabaab ah April 21, 2017
      Ciidamada dawladda Kenya ayaa sheegay inay dileen 52 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab 1-dii habeennimo ee xalay kadib weerar ka dhacay meel 9 km u jirta degaanka la yidhaahdo Sarira oo u dhow magaalada Badhaadhe.
    • Qoryooley: 6 Qof oo ku Dhaawacmay Qarax April 21, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeellha Hoose ayaa sheegaya in 6 qof oo rayid ah ay dhawacyo cuslus soo gaareen kadib qarax ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada.
    • Wasiirka Waxbarashada oo u Jawaabay Al-Shabaab April 21, 2017
      Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo ka jawaabaya hadalka Al-Shabaab ayaa ugu baaqey inaysan waalidiinta dhegta u dhigin hadalka Al-Shabaab.
    • Faaqidaadda: Falalka Burcad Badeedda April 21, 2017
      Toddobaadyadii ugu dambeeyey waxaa dib usoo xoogeystay falalka afduubka maraakiibta ee ka dhaca xeebaha Soomaaliya. Waxaa la afduubtay dhowr doon ama markab, waxaana tani ay kordhisay walaacii maraakiibta ay ka qabeen ku safarka biyaha ku dhow Soomaaliya. Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaan ku eegeynaa falalkan dib usoo cusboonaaday, sababaha ugu waca […]
    • Xaaladda Paris oo Caadi ku soo Laabaneysa April 21, 2017
      Waddada caanka ah ee Champs-Elysees ee magaalada Paris ayaa maanta caadi ku soo laabaneysa kadib markii nin hubeysan uu khamiistii ku dilay qof boolis ahaa, islamarkaana ku dhaawacay laba qof oo kale.
    • Caruur Lagu Dilay Duqeyn ka Dhacday Gedo April 20, 2017
      Laba caruur ah ayaa dhimatey mid kalana dhaawac daran ayaa soo gaarey ka dib markii ciidamada Kenya ay duqeyn ka geysteen deegaanka Coos Qurun oo ka tirsan degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo.
    • Dowladda Somalia oo Cambaareysay Digniinta Al-Shabab April 20, 2017
      Dowladda Somalia ayaa cambaareysay digniin uu soo saaray ururka Al-Shabab oo uga digaya waalidiinta Soomaalida in ay carruurta u diraan Iskuullada iyo Jaamacadaha aan Islaamiga ahayn.
    • Howlgal ka Dhan Shabaab oo ka Billaabanaya Somalia April 20, 2017
      Dhawaan ayaa madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda Federalka ay ku heshiiyeen qaab dhismeedka iyo isku dhafka ciidan qaran oo ay Somalia yeelato, lana hirgeliyo muddo lix bilood ah. Heshiiskan ayaa ku soo aaday iyadoo dowladdu ay diyaar garow xooggan ugu jirto dagaal uu madaxweynuhu sheegay in Al-Shabab looga xoreynayo Somalia. Shirkii Golaha Wasiirada ee […]
    • Hiiraan: Xiisad ka Dhalatay Askari laga Dilay Amisom April 20, 2017
      Xiisad ka dhalatay dil loo geystay shalay askari ka tirsan ciidanka Amisom qeybta Jabuuti ayaa si loo qaboojiyo waxaa magaaladasi gaaray mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabelle.
    • Pence oo Amaanay 'Islaamka Qunyar socodka' Indonesia April 20, 2017
      Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence ayaa amaanay wax uu ugu yeeray “dhaqanka islaamka qunyar socodka” ah ee dalka Indonesia, isaga oo booqday dalkaasi oo uu wada hadal kula yeeshay madaxweyne Joko Widodo iyo saraakiisha Ururka Dalalka Koonfur Bari Asia.
    • Bayle oo ka Hadlay Daymaha Somalia Lagu Leeyaha April 20, 2017
      Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Du’aale Bayle ayaa sheegay in Somalia si deymaha looga cafiyo looga baahan yahay inay la timaado dowlad wanaag fiican, iyo la xisaabtana muuqdo oo hay’adaha dowladda ah.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/wasaare Gaas iyo Wasiiro Reer Hiiraan Ah Ayaa Goor Dhow Gaaray Magaalada B/weyne


IMG_7258B/weyne :- Waxaa maanta Magaalada B/weyne gaaray wafdi uu  Hogaaminayo

 

 

 

R/ wasaare C/weli Gaas oo ay ka mid yihiin Wasiirka Macdanta & Batroolka 

 

 

 

 

Wasiirka iskaashiga Caalamiga  Dhicisow iyo Goodax oo

 

 

 

iyagu ka soo Jeeda Gobolka Hiiraan waxaa kaloo Wafdiga ka mid ah Wasiirka Gaashaandhiga Taliyaha Ciidanka Saraakiil iyo Xildhibaano iyagana ka soo jeeda Gobolada dhexe

Maadaama aysan wali Magaalda ka jirin wax maamul ahna Wafdiga waxaa Magaalada

 

ku soo dhoweeyay Taliyayaasha Ciidanka Ethiopia oo iyaga hada Magaalda ka taliya 

 

Wafdiga ayaa la rajeynayaa in ay la kulmi doonaan Odayaasha Magaalada si ay ugala hadlaan in Ciidanka Magaalada haysta la taageero

One Response

  1. Asalaamu caleykum dhamaan shaqaalaha webka buqabable salaan
    kadim magaceyga waa daud oo dagan Nederland waxaana ahay galjecel waxaan arkay qoraal ah in reesul wasaaraha la socday wasiirka cabdulqaadir maxed dhicisow marka taasna wararka kale laguma sheegin ee walaalayaal war qalad ayaan u arkaa taas mida kale waxaan fariin u farayaa musuliynta inoo qaabilsan dowlada waxyaaba hortooda lagu sameynayo oo ah hadii wasiir xawaadla ah loo watay baladweyne iyo murunsade marka waxeey noqoneysaa gaaljecel buuga kuma jiro arinkaana waa arin si aad looga xumaado baladweyne ne waxaa loo cadeeyey in uu xawaadle kaliis lee yahay arinkaas ma wanaagsan yahay xagee laga haystaa gaaljecel?

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: