• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maleeshiyaadkii La Socday Ciidanka Xabashida Ee Qabsaday B/weyne oo Maanta Dilal Shacab Loo Geystay Magaalada Ka Fuliyay


HiiraanB/weyne: iyadoo ay Maalintii sadaxaad Magaalada B/weyne oo ah

 

 

 

Xarunta Gobolka Hiiraan gacanta ugu jirto Ciidamo Ethiopian ah oo ay

 

 

 

Weheliyaan Maleeshiyo beeleed Soomaali ah oo wata Magacyo badan

 

 

Sida Dooxda Shabelle Ahlusunna iyo waliba Ciidanka Dowlada KMG ka ah ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay ay Maleeshiyada Soomaalida ah fuliyeen dilal ilaa Sadax dhalinyaro ah oo inta Baabuur lagala dagay kadibna


Lagu laayay bartamaha Magaalada gaar ahaan Bariga Magaalada Ragan la laayay oodhamaantood

 

B/weyne

Dhalinyaro ahaa ayaa la sheegay in ay Masaafur ahaayeen kana yimaadeendhinaca

 

 

Magaaladaga G/kacyo iyagoona ku sii jeeday Magaalada Muqdisho  waa dilkii u Horeeyay uguna

 

 

Fool xumaa ee ay Magaalada ka geystaan Maleeshiyaadka soomaalida iyo Xabishada is Huwan ah

 

 

Arintaasoo hadii ay sii socota dhalin doonta in shacabka ay ka hor tagaan sidii Horeba uga dhici jirtay

 

 

Magaalada B/weyne Sanadihii 2006 2007 2008 oo ay Xabashida marna Magaalada soo gali jirtay Marna dib uga bixi jireen

 

www.Buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: