• RSS Somali VOA

    • Shirka Jaamacadda Carabta oo ka Furmay Camaan March 29, 2017
      Madaxda wadamada ku bahoobay ururka Jaamacadda Carabta oo ay Somalia iyo Djibouti ku jiraan, ayaa kullankooda 28-aad ee madaxda ururkaas sanadkan ku leh magaalada Camaan ee dalka Jordan.
    • Baarlamanka Soomaaliya oo Ansixiyey Xukuumadda March 29, 2017
      Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey xukuumadda cusub ee uu dhowaan soo dhisay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.
    • Warbixin: Caqabadaha Haysta Maamulada Somalia March 29, 2017
      Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.
    • Duulimaadyada Tooska ee Muqdisho-Nairobi oo Billowday March 29, 2017
      Duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta si toos ah u billowday, ayada oo diyaaradii ugu horeysay ee ku wajahan Nairobi ay ka duushay garoonka Aadan Cadde.
    • Mareykanka oo ka Walaacsan xaaladda Congo March 29, 2017
      Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay in dowladda Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo iyo Isbaheysiga mucaaradkaba aysan awood u yeelan inay sii dhaqaajiyaan heshiiskii kala-guurka siyaasadeed ee ay gaareen bishii December.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 364 March 29, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 364-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.  
    • Warbixin: Kheyraadka Badda Soomaaliya March 29, 2017
      Soomaaliya waxaa haatan ka jira abaaro laayay dad iyo duunyaba, kuwaas oo dhaliyay barakac xoog leh. Abaarahan oo ka dhashay roob la'aan ayaa ah kuwa soo noq-noqda, waxa ayna aad ugu fideen gobollada iyo degmooyinka dalka.
    • Roobab ka Da'ay Gobollada Bay iyo Bakool March 28, 2017
      Deegaanno hoos yimaada gobollada Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in uu ka curteen roobabka ka gu’ga, xilli abaar xooggan ay ka jirto.
    • Shir Looga Hadlayo Gudniinka Fircooniga oo ka Socda Sweden March 28, 2017
      Magaalada Kristianstad ee dalka Sweden waxaa ka socda shir lagaga hadlayo dhibaatooyinka lagala kulmo gudniinka fircooniga ee gabdhaha.
    • Tirada Dadka Isu Diiwaan Geliyey Doorashada Somaliland oo la Shaaciyey March 28, 2017
      Guddida doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyay tirada hordhaca ah ee dadka isu diiwaangeliyay doorashada madaxweynaha.
    • Maamulka Ceelbuur oo ka Cabanaya Ciidamada Ethiopia March 28, 2017
      Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa ka hadlay jidgooyo loo galay ciidamo Ethiopian ah oo ka yimi degmada Dhuusamareeb isla markaana u socday degmada Ceelbuur. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ciidamadaasi ay dileen shan ka mida kooxihii jidgooyada u galay ciidamada. Sidoo kale Guddoomiyaha Ceelbuur wuxuu cabasho ka muujiyey ciidamada AMISOM […]
    • Devin Nunes oo Diiday in uu Is-casilo March 28, 2017
      Guddoomiyaha Guddiga Sirdoonka ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Devin Nunes ayaa isniintii sheegay inaanu qorshaha ugu jirin inuu iska casilo baaritaanka guddiga uu ku hayo faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii madaxtinimo ee 2016.
    • QM oo ka Hadleysa in la Mamnuuco Hubka Nuclear March 28, 2017
      QM ayaa isniintii billowday wada-xaajoodyo ku saabsan in si caalami ah loo mamnuuco hubka nuclear-ka, taasi oo ay kasoo horjeedaan dalalka horey u haystay hubka nuclear-ka.
    • Haweenka Muslimiinta oo Dibadbax ka Dhigay London March 27, 2017
      Qaar ka mid ah haweenka muslimka ah ee dalka Britain ayaa isugu soo baxay buundada Westminster ee u dhow baarlamaanka Britain, halkaasi oo dhawaan lala beegsaday weerar.
    • Kenya oo Sheegatay inay Dishay 31 Shabaab ah March 27, 2017
      Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
    • Shaqaale Gargaar oo Lagu Dilay Koonfur Sudan March 27, 2017
      Saraakiisha QM ayaa sheegay in lix shaqaalaha gargaarka bani’aadannimo ah lagu dilay weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ka dhacay dalka Koonfur Sudan.
    • Mareykanka Oo Baaraya Shacab Lagu Dilay Mosul March 27, 2017
      Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in dhimashada dadka rayidka ee Ciraq ee magaalada waqooyi ee Mosul ay tahay musiibo aad u xun, ayna baarayaan tuhunada ku saabsan in duqeymaha isbaheysiga Mareykanka uu hogaaminayo ay ku dhinteen 100 qof oo rayid ah, horaantii bishan.
    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Magaalada Garrisa Goob Caweys oo Sanadka Cusub Lagu Soo Dhoweynayay Ayaa Dad Lagu Laayay


untitledGarrisa, Kenya : Dabley hubeysan ayaa Weeraro dhimasho iyo dhaawac badan

 

 

Dhaliyay ku qaaday xalay goob lagu Caweeynayay laguna soo dhaweynayay

 

 

Munaasabada Sanadka Cusub goobtan oo ku taala gudaha Magaalada Garisa oo

 

 

Ah Caasimada  Gobolka Waqooyi Bari Kenya   weeraradan oo loo isticmaalay Qaraxyo iyo rasaa ayaa dhaliyay dhimashada inta la ogyahay shan qofood halka ay dhaawacyadana gaarayaan wax ka badan Sodon qofood

Qaraxyada iyo weerarada ayaa ku soo badanayay gobolada Waqooyi bari Kenya tan iyo intii ay

 

 

Ciidanka Kenya duulaanka ku soo galeen gudaha wadanka Soomaaliya dhinaca kale qaraxyadan

 

 

Ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay Maalin un ka hor Booliiska Kenya Shaaciyeen Sawirada iyo

 

 

Magacyada 15 qofood oo ay Sheegeen in ay ka tirsan yihiin Kooxda Al-shabaab kuwaasoo ay

 

 

Sheegeen in laga soo diray Magaalada Kismaayo oo hada ah Xarunta ugu weyn ee kooxda Al-shabaab

 

 

Ragan Magacyadooda la shaaciyay ayaa iskugu jiray Soomaali iyo Ajaanib intooda badan ka soo jeeda qaarada Asiya

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: