• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidamada Ethiopia oo Kaashanaya Maleeshiya Beeleed Ayaa La Wareegay inta Badan Magaalada B/weyne


Tanks-TigreeB/weyne: dagaal xoogan oo saaka Subixii hore ka dhacay Bariga

 

 

Magaalada B/weyne ayay Ciidamada Ethiopia oo kaashanaya Maleeshiya

 

 

Beeleed u suura gashay in ay gudaha Magaalada Soo galaan halkaasoo ay

 

 

Maleeshiyadii Shabaabka u carareen dhinaca Galbeedka Magaalada iyadoona aan la ogeyn halka ay u baqooleen Ciidanka Ethiopia oo wata Taangiyada dagaalka ayaa gudaha u soo galay Magaalada iyagoona Xarumo difaac ka sameystay


Dhismayaal ku yaala Bariga Magaalada iyo Buundooyinkeeda wararkii ugu Dambeeyayna

 

 

waxay sheegayaan in inta badan Ciidankii Xabashida ay Magaalada dhinaca Bari uga baxeen iyagoo

 

 

Difaacyo dhigtay isgoyska KM 115 ama Jenta Kuwindishe Ma ahan markii u Horeysay ee ay

 

 

Ciidamada Xabashida soo hor kacaan mid ka mid ah Beelaha daga Gobolka balse Waxay mar kasta

 

 

Ku dhamaan jirtay in ay maalmo joogaan kadibna isaga tagaan Sababtaasoo lagu Macneeyay in aysan

 

 

Beelaha gobolka u dhameen Fekerka ay Ethiopianka ku soo galaan Hiiraan iyadoo Aan inta badan la isku

 

Khilaafsaneyn dhibaatada Shabaabka ayaa hadana waxaan jirin Feker Mideysan oo lagu wajaho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: