Xildhibaan Jeesoow oo Mudeeyay in Labada Janaayo Lagula Kala Bixi Doono Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka


p42637714Muqdisho: Guddigii dhowaan loo xil Saaray doorashada gudoomiyha

 

 

 

Baarlamaanka ayaa soo bandhigay ilaa Hada inta Xildhibaan ee isku soo

 

 

 

Sharaxday xilka gudoomiyaha Baarlamaanka.Xildhibaan Daahir Amiin-

 

 

Jeesoow oo gudiga u qaabilsan qabashada Araajida Xubnaha doonaya Xilka gudoomiyaha barlamanka ayaa ka hadlay qaabka ay u socoto doorashada iyo diyaarinteedaba isagoona sheegay in ilaa hada ay qabteen araajiyada ilaa 3-Xildhibaan iyo qaar dalka dibaddiisa

Fariimo ka soo dirsaday oo  in ay dhowaan yimaadaan la filayo si ay  ugu  tar tamaan

 

 

Xilkii Gudoomiye Shariif Xasan Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow ayaa mar la Waydiiyay

 

 

Su’aal aheyd Shuruudaha ku xiran dadka ka qeyb galaya loolankan ayuu sheegay in kaliya

 

 

Looga baahan yahay in uu yahay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka KMG, iyo lacag Aan badneyn

 

 

oo diiwaan gelinta ah isagoona intaas ku daray in aan jirin wax carqalad ah oo la kulmeen intii ay

 

 

Howshan  wadeen. ugu dameyna Xildhibaanka ayaa sheegay in ay wali  socoto diiwaan gelinta

 

 

Murashaxiinta balse ay maalo un ka harsan tahay waqtigii lo qorsheeyay isa soo Sharixida 

 

 

Wixii 2-da bisha soo socoto ka dambeeyana si rasmi ah loo kala bixi doono. lama oga sida ay

 

 

Wax ku dhamaan doonaan laakiin waxaa muuqata in Shariif Xasan ay Godkiisa biyaha ugu soo galeen

Leave a comment