• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirkii Garowe oo Ku Soo Dhamaaday Sidii Ay Shariifyada Rabeen iyo Tooreydii Xildhibaanada 550 oo la isla Wada Soofeeyay


garoweGarowe: Kadib afar iyo labaatan Saac oo dood iyo dhex dhexaadin ay

 

 

 

Dhinacyo badan ka dhex wadeen Shariifyada iyo Faroole waxaa

 

 

 

Maanta soo xirmay Shirkii Garowe oo ay ka soo baxeen qodobo ay ka

 

 

 

Mid yihiin in afarta sanadood ee soo socota Xildhibaanada dowlada lagu soo xulo Nidaamkii hore ee 4.5 ka kaasoo ay u ololeynayeen dhamaan kooxihii shirka ka qeyb galay marka laga reebo Maamulka Puntland oo iyaga qabay in Xubnaha Baarlamaanka lagu qeybsado


Maamulada iyo degmooyinka maadaama ay iyagu isu arkayeen in ay yihiin Maamulka kaliya

 

 

Ee ka dhisan gobolada dhexe iyo Koonfurta Soomaaliya  dhianaca ´kale waxaa lagu Heshiiyay in

 

 

Tirada Xildhibaanada laga dhigo 225 halka ay markii hore ka ahaayeen 550 Xildhibaan waxaa

 

 

kaloo lagu heshiiyay in ergo loo saaro dhameystirka Dastuurka Qabyada ah Arintan ayaa u muuqata

 

 

in mar kale sidii shan bilood ka hor ka dhacday Kampala ay oo ay Laba ama Sadax Nin oo is khilaafsanaa

 

 

Heshiiskoodii uu ku noqday Dastuur iyo Xeerar lama taabtaan ah hadana waxay Ku Foorartaa Hogaamiye

 

Kooxeedyadi iyo dalaaliintii  tan iyo Carte Laaluushka ku shaqeysan jiray Maadaama ay lagama

 

 

Maarmaan noqon doonto in ay Xildhibaano badan is waayaan  qaar ka mid ah wixii la isla Saxiixayna waa kuwan

  1. In Baarlamaanka laga dhigo 225-Xildhibaan.
  2. In Baarlamaanka lagu soo doorto 4-ta sano ee soo socota qaabka 4.5 ka.
  3. In qaacidada ama qaabka 4.5 ka ay sii shaqeeyso 4 ta sano ee soo socoto.
  4. In Dastuurka ay ansixiyaan Ergooyin gaaraya ilaa 1000- Xubnood.

One Response

  1. waxaan ku bilaabayaa maqaalkaygan magaca alle subxaana watacaale( bismilaah)
    Waxaan u arkaa shirkan garoowe arigtida kasoo baxday inay khaldntahy waayo shirka wada tashiga somalia waa inay uwada dhamaadaan soomaliya oo dhan hadii kale maaha shir caalamiya oo soomaliya oo dhan u dhan tahay markaa shirkaa waxaan u arkaa inay wada heshiiyeen in yar oo siyaasiyiina oo weliba aan dan kalhayn soomalia nabadeeda
    Waayo haday dan kaleeyihiin somaliya nabadeynteeda may yidhaahdeen ama shirka kamay soo saareen 4.5 waayo waa hab ku dhisan caadifad somaliyana waxy ka degi la adahay reer meel qabsaday oo yidhi anigoo reer qansaxa halkayga lama iman karo isku soo waada duuboo waa wada reer qansax state

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: