• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Garowe Ka Dagay Si uu u Soo Qanciyo Faroole oo Ka Xanaaqsan Shirkii Garowe oo Mugdi Ku Jiro


sharGarowe:- Madaxweynaha DFKMG ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo

 

 

 

wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dagay Magaalada Garoowe ee xarunta

 

 

 

Gobolka Nugaal oo hada laga Maamulo Gobolada ay ka kooban tahay Puntland.

 

 

Wafdiga Madaxweynaha oo isugu jira  wasiiro  xildhibaano iyo Ciidan badan oo amaanka Madaxweynaha loogu talo galay ayaa isla maanta ka soo dhoofay  Garoonka Caalamiga ah ee magaalada Muqdisho.


Ujeedka socdaalka wafdiga madaxweynaha ee Garoowe ayaa la sheegayaa in ay ugu weyn tahay

 

 

Qabsoomida Shirkii Garowe oo ay Calaamad Su,aal weyn dul saaran tahay kadib Markii dhowr jeer

 

 

La baajiyay ugu dambeyna loo qabtay waqti aan la Cayimin arinkaasoo uu Faroole Si weyn uga Xanaaqay

 

 

Isagoona ku Hanjabay in hadii uu 20 ka bishan oo beri ku beegan shirka Garowe Qabsoomi waayo uu

 

 

Ka tashan doono TFG da oo dhan arinkaasoo Caado u noqotay Faroole tan iyo Markii uu Sh shariif

 

 

Xilka Madaxweyne Qabtay Shariif ayaa isku dayaya in uu Faroole ku soo qanciyo in uusan ka Xanaaqin

 

 

Dib u dhaca Shirka iyo hadii ay dhacdo in gedigiisba meel kale lagu qabto Sababtoo Ah waxaa jira

 

 

Buuq Xoogan oo ka abuuran Sida ay Puntland oo Qabiil kaliya ah Xukuumada Muqdishana Madax

 

 

ka ah ku go,aamin karto Masiirka Soomaaliya maadaama aanay Jirin Maamulo kale oo waaweyn oo

 

 

ku Casuuman Shirka Garowe oo Dastuur loogu Sameyn lahaa Soomaaliya  Dhianaca kale Wafdiga

 

 

Madaxweynaha ayaa waxaa sida markii horeba la socda Ciidamo iskugu jira Soomaali iyo Afrikaanka

 

 

ku jira Magaca AMISOM Magaalada Garowe na waxaa ka dhacday Soo dhoweyn aad u weyn oo Madaxweynaha loo Sameeyay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: