• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Sh Shariif oo Maanta Muqdisho Ka Furay Ciyaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir


Madaxweyne ShariifMuqdisho: Munaasabad si weyn loo Soo agaasimay oo maanta ka

 

 

Dhacday garoonka Stadium Koonis Degmada C/casiis.ayna soo qaban –

 

 

 

Qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir ayuu Madaxweyne Shariif

 

 

Ka furay isagoona Laaday Kubadii u horeysay Tartankan ayaa waxaa uu dhex marayaa Ciyaartooy ka kala Socotay 16ka Degmo ee Gobolka Banaadir  Mas,uuliyiin ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir M Nuura Tarsan


Madaxweyne Shariif

Ayaa qudbado ka jeediyay kuwaasoo dhamaantood tilmaamay in uu Sports ku yahay is dhex gal iyo

Nabad u soo hoyatay Magaalada Muqdisho oo mudo dheer aheyd goob Ciyaarta kaliya ee ka socotay

Ay aheyd dagaal Magacyo badan soo maray dadweynihii ka soo qeyb galay ayaa Ahaa kuwo ku faraxsan

Sida ay Munaasabadan u dhacday Arinkana waxa uu sii Muujinayaa isbadalka soo Kordhay tan iyo intii

 

Ay Shabaab ka baxeen Magaalada Muqdisho iyadoona ay Bulshada Nafta ku soo noqotay Maalmaha Jimacahana la dhooban yahay Xeebaha si loogu Rixleeysto

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: