• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xaflad Kun Askari Tababar loogu Soo Xirayay Ayaa Maanta Ka Dhacday Muqdisho Daawo Sawiro )


DSC02561Muqdisho:- Waxaa maanta Muqdisho Lagu qabtay Munaasabad si weyn loo

 

 

 

Soo agaasimay ayna ka qeyb galeen Mas’uuliyiin ka kala socotay XKMG ka

 

 

 

oo uu hor kacayay R/wasaaraha  Midowga Afrika, oo uu ugu sareeyay

 

 

 

Ergaygooda Wafula Ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo ay  Saraakiisha ugu sareysa joogeen Munaasabadan oo ka dhacday Xerada Jaziira oo ku taala degmada Wadajir ahna Xerada ugu weyn ee hada Ciidanka dowlada loogu sameeyo tababar labaadka

Marka ay ka soo noqdaan wadamada dibada oo marka koowaad tababar loogu qaado

DSC02676DSC02501

Ciidamada tababarka loo soo xiray ayaa tiradooda lagu sheegay in ay gaarayeen 866-askari

DSC02561DSC02504

 

R/wasaaraha Wasiirka Gaashaandhiga iyo Mas,uuliyiintii goobta ka hadashay ayaa dhamaantood

DSC02560

DSC02527

Si weyn u soo dhoweeyay tiradan cusub ee Ciidanka dowlada ku soo biray iyagoona

DSC02562

DSC02517

ku dhiira geliyay in ay Xirfadahooda u adeegsadaan sida ugu wanaagsan ayna dalkooda

wax ku biiriyaan mudo dheer ayay dowlada le,eyd xataa hal xero oo ay ciidan maalin

DSC02601DSC02528

iskugu keeni karto hadase waxaa muuqata in ay haystaan Fursado ka badan kuwii hore hadiiba diyaar loo yahay in Musuq maasuq laga baxo 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: