• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidanka Cirka Kenya oo Ku Tababaranaya Magaalooyin ka Tirsan Koonfurta Soomaaliya


DIYAARADAHA KENYANairobi : Wararka ka imaanaya degmada Baardheere oo ah Xarunta

 

 

 

Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Maanta markale ay duqeyn u

 

 

Geysteen diyaaradaha dagaalka Dalka Kenya Dadka deegaanka ayaa

 

 

Sheegaya in ay arkeen labo diyaaradood oo nooca MIGA ah oo Xowli ku dul maray Magaalada kadibna  dhowr gantaal ku dhuftay garoonka diyaaradaha Baardheere halkaasoo la aaminsan yahay in ay Xarun ku leeyihiin Maleeshiyaadka Magaalada haysta ee


Al-Shabaab in kastoo aanay jirin warar faahfaahsan hadana Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya

 

in duqeynta  ay geysatay dhimasho iyo dhaawaca aad u yar si la mid ah duqeymihii ka horeeyay ee

 

Ay beryahanba koonfurta Soomaaliya ka wadeen Ciidanka Cirka Kenya kuwaasoo ay dad badan

 

ku tilmaameen in ay yihiin Tababar Ciidanka cirka Kenya ay ku qaadanayaan Wadanka

 

Soomaaliya maadaama Ciidanka Cirka ama guud ahaan noocyada kala duwan ee Ciidamada Kenya

 

Aysan waligood dagaal galin tan iyo markii ay Xuriyada qaateen Diyaaradaha Dagaalka oo

 

ku dhowaad Afartan Sano ka hor la soo iibiyayna aanay duulimaad dagaal waligood galin

 

waxaan taas u daliil ah Target yadii ay konfurta Somaliya ka duqeeyeen dhamaantood

 

waxay ahaayeen Meelo iska daa in Ciidan Cir weeraree aysan Ciidanka Lugta xataa waqti

 

ku luminin Sida war ay Xoolo ka cabayeen Banaanka Kismaayo Baadiye aanay Cidna Joogin

 

Halka hadafkii ugu horeeyayna ay Magaalada Jilib dad barakacayaal ah ku duqeeyeen isku soo wada duuboo waa Kenya oo Somaliya ku dagaal iyo dab rid baraneysa

One Response

  1. A.s.c aniga waxan idinka codsanaya walalyal in ad afkena ku difacdan dinta dadka iyo dalka od hadlkina ku kobin kenyo o ku tababaraneyso somaliya hadaey wax un o dimir ha idin ku jiran sida sameya alle ha idinka ajar siyo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: