• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Ban-kimon iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Maanta Muqdisho Yimid


kimonMuqdisho:- Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Qaramada –

 

 

 

Midoobay Mr. Ban-ki Moon ayaa Maanta Ka soo dagay Airporka

 

 

 

Muqdisho haljkaasoo ay ku soo Dhoweeyay madaxda Dowladda KMG ah,

 

 

 

Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM iyo dadweyne fara badan.aaka Subixii hore ayaa magaalada laga daereemay in uu jiro is badal kadib markii wadooyinka waaweyn dhamaantood lagu daadiyay Ciidamo aad iyo aad u fara badan aadna u Hubeysan


imaanshaha  Xoghayaha guud ayaa mar kale Calaamad u ah isbadalka ka jira Magaalada

 

Muqdisho iyadoo uu jidkaasna Falay R/wasaare Erdogan R/wasaaraha Turkiga oo isaga

 

Sameeyay wax aduunka dhan ka Fajiciyay markii uu isaga Xaaskiisa Caruurtiisa iyo waliba

 

Gollayaasha Xukuumadiisa oo dhowr boqol ah ay Maalin ka soo dageen Aadan Cade international

 

Airport   dhinaca kale lama oga waxa ay sida rasmiga ah ugu qotonto booqashada Ban-ki mon

 

Waxaase la filayaa in safarkan uu mudo dheer qorsheysnaa tan iyo xiligii ay Madaxda Caalamka bilaabeen Safarada Muqdisho balse uu hada yimid

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: