• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mahiga oo Somaliya kala Googoynaya iyo TFG da Muqdisho oo Ka Baqeysa in ay Ku Canaanato Ficilkiisa ama Wax Ka Weydiiso


20_SEP_2011A%20copyHargeysa : Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud u qaabilsan

 

 

 

Soomaaliya Augustine Mahiga Ayaa Shalay Si buuxda ugu

 

 

 

Dhawaaqay in ay Somaliland ay Tahay in la aqoonsado taasoo

 

 

 

Macnaheedu yahay in Soomaaliya la kala googooyo iyadoo labaatankii sano ee la soo dhaafay ay Kulamada Gollaha Amaanka iyo kuwa Hey,addaha waaweynba halkudheg u aheyd Midnimada dadka iyo dhulka Soomaaliyeed in ay tahay lama taabtaan ayaa hadana


Mahiga oo ay dowlado Cadow u ah Dalka Soomaaliyeed ku riixeen in uu ka shaqeeyo

 

Dibindaabyada Dadka iyo dalka Soomaaliyeed taasoo ay Soomaalida Shacabkeeda si wanaagsan

 

uga dhiidhiyeen balse u muuqata in uu garab uga heysato Madaxda TFG da oo iyaga Hamiga

 

ugu weyn ay tahay Karaasta ay Maalmaha kooban ku sii fadhin doonaan Mahiga Mas,uuliyada ay

 

Qaramada Midoobay u wakiilatay kama mid aha kala googoynta Dalka Soomaaliya iyo u Yeerinta

 

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed sida ku xusan Man date ka loo Sharciyeeyay UNPOS  2009 ki

 

Balse waa in uu Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay mar kasta warbixin ka Siiyo Xaalka 

 

Soomaaliya iyo Soomaalida marayaan uuna u Fududeeyo howlaha looga baahan yahay Qaramada

 

Midoobay in ay Soomaaliya ka fuliso  balse arinkan uu ku dhaqaaqay oo aad u Xasaasi ah

 

Ayaanay wali ka hadlin lana fileynin in ay ka hadlaan Madaxda TFG da sababo aad u liita dartood

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: