• RSS Somali VOA

    • 134 Qof oo ku Dhimatay Mexico September 20, 2017
      Wararka ka imanaya dalka Mexico ayaa sheegaya inuu halkaas ka dhacay dhul-gariir xooggan, oo cabbirkiisa lagu qiyaasay illaa 7.1 Magnitude. Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa ku soo waramaysa in dhimashadu ay haatan marayso illaa 134 qof.
    • Lacagta Xubinimada QM ee Soomaaliya lagu Leeyahay September 19, 2017
      Danjiraha ayaa sheegay inay sannad walba codsanayeen in dib loo dhigo bixinta lacagtaas, sannadkanna ay sidaas sameeyeen. Wuxuu meesha ka saaray oo been ku tilmaamay in loo diiday Soomaaliya inay golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay inay ka hadlaan ama inay codeeyaan.
    • Siyaasiyiin Dhaliilay Taageerda Koonfur Galbeed u Muujisay Sucuudiga September 19, 2017
      Siyaasiyiin ka soo jeeda Koonfur Galbeed oo maanta Baydhabo ku shiray ayaa ka soo horjeestay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo todobaadkan sheegay inuu taageersanyahay go’aankii dowladda Sacuudiga ay xayiraada ku saartay Dowladda Qatar.
    • Dhageyso Xubinta Ciyaaraha September 19, 2017
      Ku soo dhawaada Xubinta Ciyaaraha, o qodobbada aad ku maqli doontaan ay ka mid yihiin: Kulama Xiiso badan oo maanta dhacaya iyo sidey kooxuhu isku arki doonaan horyaallada qaaradda Yurub qaar. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Abaalmarin La Siiyay Xamse Warfaa September 19, 2017
      Gobalka Minnesota waxaa abaalmarin la gudoonsiiyay Xamse Warfaa oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed u dhaqdhaqaaqa arrimaha Bulshada.
    • Trump oo Ka Khudbeynaya Shirka QM September 19, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta ka jeediyo khudbadiisii ugu horreysay shirka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
    • Koobka EFL oo Maanta Furmaya September 19, 2017
      Waxaa caawa dhici doona kulamo ka tirsan wareega sadexaad ee koobka EFL ee dalka Ingiriiska.
    • Milan oo Qandaraaska u Kordhineysa Suso September 19, 2017
      Laacibka baalka midig ee khadka dhexe uga ciyaara kooxda AC Milan Suso ayaa ogolaaday heshiis cusub oo ku kordhinayo qandaraaska uu kula joogo naadiga.
    • Koonfur Galbeed oo Ka Hor Timid Go'aankii DS ee Khilaafka Khaliijka September 18, 2017
      War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu sheegey in maamulkaasi uu taageerayo go'aankii xulufada Sacuudiga ay xiriirka ugu jareen dalka Qadar, bishii June.
    • Hailemariam Desalegn Oo Ka Hadlay Isku-dhacyada Soomaalida iyo Oromada September 18, 2017
      Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa ka hadlay rebshadihii dadka badan ay ku dhinteen ee gudaha dalka Ethiopia ku dhex maray Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada.
    • Hooyada Dhashay 5-ta Caruur ee Dabka ku Dilay Kismaayo oo Hadashay September 18, 2017
      Dab shalay ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhimashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.
    • Jawaari oo Magacaabay Xubno ka War Keena Arrintii Qalbi-dhagax September 18, 2017
      Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa maanta guddi soo baara go'aankii ay golaha wasiirada ka soo saareen iyo dhiibistii sarkaalkii ONLF ka tirsanaa C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo dowladda Soomaaliya ay Itoobiya u gacan gelisay.
    • Faah-faahinta Horyaalka Talyaaniga September 17, 2017
      Kooxaha Juventus, Napoli iyo Inter ayaa wada badiyay todobaadki afraad ee horyaalka Talyaaniga ee xilli ciyaareedkan.
    • Chelsea 0-0 Arsenal September 17, 2017
      Kulanki ugu adkaa xilli ciyaareedkan horyaalka Ingiriiska ee the Premier Leagueoo galabta dhex maray kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa kusoo dhamaaday bar barro goolal la,aan ah.
    • Barcelona: Dembele 4 bil ayuu maqnaan doonaa September 17, 2017
      Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in weeraryahankeeda cusub Ousmane Dembele uu garoomada kubada cakta ka maqnaan doono muddo afar bilood ah kadib marki uu soo gaaray dhaawac culus.
    • 5 Carruur oo Walaalo ah oo Dab ku Dhintay September 17, 2017
      Dab maanta ka kacay guri dad danyar ah oo barakacayaal ahi ay dagan yihiin oo ku yaalla xaafadda Farjanno gaar ahaan aagga dalxiiska ee magaalada Kismaayo ayaa keenay dhimashada 5 carruur ah oo hal qoys kasoo wada jeeda.
    • Nin kale oo loo Qabtay Weerarkii London September 17, 2017
      Bayaan kasoo baxay booliska Britain ayaa lagu sheegay in ay xireen nin 21 jir ah, kaasoo laga soo qabtay xaafadda Hounslow ee galbeedka magaalada London oo inta badan ay dagaan shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport.
    • Heshiis Dhexmaray Fatax iyo Xamaas September 17, 2017
      Arrintan ayaa ka dambeysay kulamo ay sirdoonka masaaridu gar-wadeen ka ahaayeen oo madaxda labada urur ay dhawaanahanba Qaahira ku yeelanayeen.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha September 17, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha cusub ee Sabtidii shalay loo doortay Maamulka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare
    • Sarkaal Nabadsugidda ah oo Muqdisho lagu Dilay September 17, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dablay hubaysan oo loo tuhmayo inay ka tirsan yihiin ururka al Shabaab ay toogteen Taliyihii Nabadsugidda ee Degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, Maxamuud Macallin Xassan Qoolleey.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Wax Ka Yar Tobon Maalmood Gudahood Markii Labaad u Safray Addis-Ababa


Madaxweyne-Sheekh-ShariifMuqdisho : Madaxweynaha DKMG ka ah Shariif Sheekh Axmad iyo wafdi 

 

 

 

uu hoggaaminayo ayaa maanta  u Dhoofay Caasimada dalka Ethiopia

 

 

 

Ee addis ababa Safarka uu Madaxweynaha ku baxay ayaa la

 

 

 

Sheegayaa in uu markan gaar u yahay isaga iyo Madaxda Ethiopia halka uu markii hore ku magacawnaa Shir Midowga afrika ama IGAD sida ay ku warameen warbaahinta Xukuumada Soomaaliya Madaxweyne Shariif ayaa R/wasaaraha Ethiopia Melez Zenawi ka helay

Casuumad gaar ah in kastoo aan la shaacinin waxa laga wada hadli doono hadana waxaa

 

La wada og yahay in ay Ciidan ethiopian ah oo tiro badan ku sugan yihiin Ciida Soomaaliya

 

Kuwaasoo aan Cid ka baxsan Addis ababa  ka amar qaadanin iyadoona aan la ogeyn waxa ay u

 

Socdaan  Madaxweyne Shariif ayaa waji gabax iyo Ceeb kala kulmay ogolaanshihiisa

 

Ciidanka Ethiopia oo uu diidmadooda ku noqday Madaxweyne wafdiga Shariifka Ayaa waxaa ka mid ah 

 

Taliyaha Ciidmada Xoogga dalka Gen: C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirka Warfaafinta,

 

Boostada iyo Isgaarsiinta C/qaadir Maxamed Xuseen, iyo xildhibaano ay ka mid yihiin  Salaad Cali Jeelle.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: