• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qaraxyo iyo ismiidaamin Maanta Lala Beegsaday Taliska Ciidanka Xooga iyo Haween Nadaafad Ka waday Muqdisho ( Sawiro Foolxun hoos ka Daawo )


Photo-0011-466x350Muqdisho: wiil dhalinyaro ah oo Miineysan ayaa saaka Subixii hore 

 

 

 

Soo galay Xarunta Taliska Ciidanka Xooga oo haatan ah Villa

 

 

 

Baydhabo qofkan oo sida la Sheegayo loo soo diray in uu isku 

 

 

 

 

Qarxiyo Saraakiil ay ka mid ahaayeen Gen: Dhaga badan Abaanduuliyaha Ciidanka Soomaaliya iyo saraakiil kale oo ay Villa Baydhabo u tahay deegaan iyo goob shaqo ayay wararka sheegayaan in ay ka badbaadeen Saraakiishii loogu tala galay balse


Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Askar ilaa shan gaaraysa halka ay kuwo kalena ku dhaawacmeen  

 

qaraxan oo sida muuqata ay soo abaabuleen Kooxda al-shabaab ayaa ka mid noqonaya

Photo-0011-466x350

qaraxyo isdaba jooga ahaa oo maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho oo ay ka socdaan

 

Horukacyo iyo Nolol gaar ahaan soo noqoshada dadkii hore uga barakacay iyo Dowlada Turkiga oo

 

Mashaariic waaweyn oo Xayawi ah ka bilowday dhinaca kale waxaa qarax lala beegsaday

 

Haween Nadaafad ka waday agagaarka suuq Liif ee Degmada Dharkeenleey Halkaasoo ay ku geeriyoodeen

 

Ku dhowaad tobaneeyo haweenkii Masaakiinta ahaa ee Shaqada Nadaafada ah ku badalanayay 

 

 

Raashiin ay Cunaan Maalmo ka horna waxaa gudaha isbitaalka Banaadir ku dhintay ilmo Sagaal bilood jira kadib markii Qarax uu ka dhacay

 

Gudaha Isbitaalka walow aan la shaacinin Cidii ka dambeysay iyo Sababta

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: