• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ethiopia oo Ciidankii ugu Badnaa Soo Gelisay Soomaaliya Tan iyo Bilowgii 2009 ka


cciidamada_ItoobiyaB/weyne: Ciidamo Ethiopian ah oo Aad u hubeysan aadna u fara badan

 

 

 

Ayaa shalay iyo maanta ka soo Gudbay qeybo badan oo ka mid ah

 

 

 

Gobolada dhexe ee Soomaaliya Ciidankan oo ay dadka deegaanka ku

 

 

 

Sheegeen in ay wateen Kolonyo Gaadiid dagaal ah oo gaarayay wax ka badan Boqol ayaa ka soo gudbay Xuduuda Soomaaliya gaar ahaan deegaanka Balanbale  wararkan ayaa intaas ku daraya in ay Ciidanka qaarkiis gaareen deegaanka Guriceel oo ay Maalmihii la soo dhaafay ku sugnaayeen Ciidamo Xabshi ah oo


Xuduudka soo gudbay ka hor inta uusan dhicin Shirkii Addis ababa ee lagu sheegay in

 

Ethiopia looga codsaday in ay Ciidamada la dagaalamaya Shabaabka garab siiyaan in kastoo aan wali

 

Si rasmi ah loo Xaqiijinin goobta si toos ah ugu wajahan yihiin Ciidankan hadana waxaa la saadaalinyaa

 

in ay joogi doonaan ama ka dagaalami doonaan meelo ka mid ah Gobolada Hiiraan iyo Galguduud

 

Sida muuqatana uma socdaan in ay meesha ka saaraan Shabaab balse waxay dad badan qabaan in

 

Ethiopia iyo Shabaab wax badan ka dhexeeyaan Maadaama Janaayo 2009 ki ilaa hada oo ay Ethiopia

 

Wadanka Si Official ah uga  maqneyd aanay jirin wax handadaad ah ama dhib ah oo uga yimid

 

Dhinaca shabaab hadana ay maalmihii la soo dhaafay ay Shababka weeraro ku dhufoo ka dhaqaaq ah

 

Ku hayeen Magaalada dhuusa mareeb iyagoo aan aadin Guraceel oo ayXabashida joogtay

 

Doolo iyo meelo badan oo gobolka Bakool ahna aanay jirin dagaalo Xabashi iyo Shabaab u dhexeeyay Sanadihii la soo dhaafay   

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: