• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Diyaarad Ethiopian Airlines Leedahay oo Maanta Muqdisho Ka Qaaday Xubno uu Hor-kacayo Shariif Xasan iyo Warar Sheegaya


Ethiopian_Airlines_Fokker_Muqdisho : Kadib Duulaankii rogaal Celiska ahaa ee ay Ethiopia ku soo

 

 

 

Qaaday qaar ka mid mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa

 

 

 

Waxaa soo baxayay warar Sheegaya in Xabashidu ay

 

 

 

Dhinaceeda doonayso Si la mid ah Gaandiga Kenya in Gobollada Bay iyo Bakool ay ka dhisto Maamul hoos yimaada Shariif Xasan Sh aadan oo ah Saaxibka hada ugu weyn ee Ethiopia ugu jira Xukuumada KMG ah amaba koonfurta soomaaliya kadib burburkii Hogaamiye Kooxeedyadi iyo dhamaadka Muuqii Siyaasadeed


Ee Cabdullaahi Yusuf iyo Cali Geedi hadaba wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan

 

Airporka Aadan Cade ayaa sheegaya in ay maanta soo cagadhigatay diyaarad Ethiopian Airline

 

Leedahay taasoo sida la sheegay aanay wax rakaab ah la soconin ayaa ka soo duushay garoonk

 

Diyaaradaha Addis Ababa. wararkan ayaa intaas ku daraya in Diyaarada loo soo diray Wafdi uu

 

Hogaaminayo Shariif xasan ayna ka mid yihiin Xaabsade iyo Xildhibaano ka soo jeeda Bay iyo Bakool

 

Kuwaasoo uu qorshuhu yahay in ay buuxiyaan Booska Azaaniya ee Labadaas Gobol arinkan ayaa

 

La saadaalinayay tan iyo Duulaankii Kenya ee Gobolada Koonfureed in ay Xabashidana mar heli doonto

 

Jaaniska ah qabaa,ilka Xuduudaha ayaa noo yeertay Sida ka dhacday dhoobley iyo Qooqqaaani

 

Dhinaca kalena Villa Somaliya waxay wali inkirsan tahay Soo galida Ciidanka Ethiopia

 

Sidii ay Maalmo ka horba aheyd inta aanay Kenya iyada Cadeysan joogitaankeeda Soomaaliya

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: