• RSS Somali VOA

    • Mareykanka: Burcad Badeed Soomaali ah oo la Xukumay April 27, 2017
      Burcad badeed Soomaali ah ayaa inta noloshiisa ka harsan ku qaadan doona xabsi federal oo Mareykanka ku yaalla, sababo la xiriira inuu weerar ku qaaday Markab ay leeyihiin ciidamada badda Mareykanka, sanadii 2010.
    • Qarax ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Dimishiq April 27, 2017
      Qarax xooggan ayaa maanta ka dhacay meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Dimishiq ee dalka Syria, waxaana ka dhashay dab xooggan, ayada oo la is-weydiinayo sababta keentay.
    • Soomaalida oo Soo Dhaweeyay Go'aanka Mareykanka April 27, 2017
      Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa soo dhaweeysay go,aanki kasoo baxay Hey’adaha Socdaalka Mareykanka ee ahaa inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ah ee sharci darrada ku jooga dalkaan Mareykanka.
    • Xasan Shire oo La Abaalmariyay April 27, 2017
      Abaalmarinta Richard C. Holbrooke Award ee sanad walbaa lagu siiyo magaalada Washington ee caasimada Mareykanka dadka bulshooyinkooda wax tara, ayaa sanadkaan waxaa la siiyey gudoomiyaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha Africa, Xasan Shire Sheekh.
    • Mareykanka oo Joojiyey Qabashada Dadka Soomaalida April 26, 2017
      Hey’adaha socdaalka ee Mareykanka ayaa ku wargeliyay safaaradda Soomaalida inay joojinayaan qabqabashada dadka Soomaalida ee sharci darada ah oo aan guryahooda ama goobahooda shaqo loogu tagi doonin.
    • Rabshado la Xiriira Doorashada oo ka Dhacay Kenya April 26, 2017
      Dalka Kenya ayaa waxaa laga cabsi qabaa inay ku fidaan rabshado goos goos ah oo la xiriira doorashooyinka  mudadoodu soo dhawaatay ee la filayo inay dalkaas ka dhacaan.
    • Ciidamada Kenya iyo Ethiopia oo Xadgudubyo Lagu Eedeeyey April 26, 2017
      Warbixin ay qortay qeybta ilaalinta rayidka ee hay'adaha gargaarka ee ka hawlaga Soomaaliya ayaa ku eedeenaysa ciidamada Kenya iyo Itoobiya iyo kuwa AMISOM in hawklgalladooda Soomaaliya ay xadgudub ku yihiin mabaadi’da bani'aadannimada.
    • Wareysi: La-taliyaha Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo April 26, 2017
      Xuseen Macalin Maxamud (Damuumaaye) oo ah la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta faah faahin ka bixiyay Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed.
    • Hiiraan: Dagaal Dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidamada Ethiopia April 26, 2017
      Ciidamada Ethiopia iyo Al-Shabaab ayaa maalintii labaad waxaa uu dagaal goos goos ah ku dhexmarayaa deegaano ku yaalla inta u dhaxeysa magaalada Baledweyne iyo deegaanka Halgan.
    • Boosaaso: Shan Qof oo Qaraxyo Watay oo la Qabtay April 26, 2017
      Taliska qeybta booliska ee gobolka Bari ee Puntland ayaa maanta Shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaaladda Boosaaso ku soo bandhigay 5 nin oo la sheegay inay wateen waxyaabaha qarxa.
    • Trump oo Maanta Shaacinaya Qorshe Canshuur Dhimis April 26, 2017
      Filashada qorshaha canshuur dhimista loo sameynayo shirkadaha waa weyn iyo shaqsiyaadka ee madaxweyne Donald Trump ayaa sare u qaaday qiimaha suuqyada saamiyada Mareykanka shalay iyo kuwa qaaradda Asia, xalay.
    • Warbixin: Baarlamanka oo Su'aal Ka Keenay Qorshaha Dhisidda Ciidanka April 26, 2017
      Intiinnii dhageystay idaacaddayadi fiidnimo ee xaley, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaley dood ka keenay qorshaha difaaca qaran ee lagu dhisayo ciidamada Soomaaliya.
    • Guddiga Difaaca BF oo Diiday Qorshaha Dhismaha Ciidanka April 25, 2017
      Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada qaran ee Soomaaliya ee dhowaan ay isku raaceen dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka.
    • Duqeyn ka Dhacday Qeybo ka Mid ah Gedo April 25, 2017
      Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegayo in duqeyn xoogan ay oo dhowr gantaal loo adeegsaday ay ka dhacdey deegaanada War Gaduudo iyo Modaale oo hoos yimaado degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
    • Soomaaliya: Cudurka Daacuunka oo Dilay 500 oo Qof April 25, 2017
      Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ilaa 500 oo qof ay u dhinteen cudurrada  daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya.
    • Baydhaba: Askari Xukun Dil ah lagu Fuliyey April 25, 2017
      Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya ayaa saaka waxay xukun toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidamada booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
    • Turkiga oo Fuliyey Duqeymo ka Dhan ah Kurdish-ka April 25, 2017
      Ciidamada Turkiga ayaa maanta fuliyey duqeymo ka dhan ah mucaaradka Kurdish-ka ee ku sugan waqooyiga Ciraq iyo Waqooyiga Bari ee Syria.
    • Soomaaliya oo la Wareegeysa Sugidda Amnigeeda April 25, 2017
      Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku raacay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas'uuliyaddeeda dhinaca ammaanka.
    • Buug Laga Qoray Soomaalida Ohio iyo Minnesota April 25, 2017
      Waxaa xalay magaalada Colombus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka lagu soo bandgigay buug ilaga qoray jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolada Ohio iyo Minnesota.
    • Obama oo Baaq u Diray Dhallinyarada April 24, 2017
      Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama oo markii ugu horeysay dib ugu soo laabtay nolosha dadweynaha tan iyo markii uu xilka ka degay ayaa ugu baaqay da’ yarta magaalada Chicago inay u dhaqdhaqaaqan bulshada, si la mid ah isaga, inta uusan siyaasadda gelin.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweynaha Ugandha oo dhexdhexaadinya Madaxweyne Shariif iyo dowlada Kenya Si uu ogolaado Duulaanka Kenya Maxaase ka soo bixi kara ???


sh-shariif-Nairobi: Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa waxaa maanta

 

 

 

Gaaray Madaxweynayaasha Ugandha Yuweri Musefani iyo Kan

 

 

 

Soomaaliya Sh Shariif iyagoona Kulamo la qaadan doona

 

 

 

Madaxweynaha Kenya Kibaki kulankan maanta ka dhici doona Nairobi ayaa imaanaya iyadoo uu mudo soo socday khilaaf u dhexeeya Madaxweyne Shariif iyo Dowlada Kenya khilaafkaasoo soo socday tan iyo  Maarso, 2010 sanadkii tagay xiligaasoo oo Madaxweyne Shariif u diray

Madaxweynaha dalka Kenya warqad uu kaga codsanay in Mas,uuliyada Ciidanka lagu tababaro

 

Kenya lagu wareejiyo Wasiirkii Gaashaandhiga ee Xiligaas Cabdalla Boos iyo Rag uu ka mid

 

Ahaa Cabdirashiid Xidig lagana wareejiyo Pof Maxamad Cabdi Gaandi oo ay Madaxweynaha is

 

khilaafsanaayeen iyadoona uu dalabka Madaxweyne Shariif ku soo dhamaaday diidmo ka timid

 

Dhinaca Kenya intaas wixii ka dambeeyayna Gaandhi waxaa loo dhisay Maamul loo bixiyay

 

Azaaniya kaasoo ay Soomaalida inteeda badan Aaminsan tahay in Mudaba la qorsheynayay

 

Looguna talo galay in laga dhiso Jubooyinka Maamul hoos taga Nairobi hadaba iyadoo ay hadda Kenya

 

Si buuxda u soo duushay soona gelisay Ciidankeeda iyo kii uu shariifka hore u Diiday ba gudaha ay

 

Ku jiraan Gobolladii shakiga lahaa ayaa markii uu Madaxweyne Shariif afka furtay Kenya waxay qaaday ol ole

 

Diblomaasiyadeed oo xoog badan kaasoo gaaray wadamada reer galbeedka Carabta Turki iraan

 

Amerika iyo Israel iyo waliba dhamaan wadamada Afrika oo ay ku jiraan Labada Wadan ee hada ugu xooga badan

 

IGAD oo kala ah Ugandha iyo ethiopia dhinaca kalena kulanka Maanta oo uu dhex Dhexaadinayo Musefani

 

Ayaa laga yaabaa in uu ku soo dhamaado in Shariif laga dhaadhiciyo inuu taageero Duulaanka Kenya isna

 

Dhinaciisa loo ogolaado in meesha laga saaro Azaaniya ama ugu yaraan loo ogolaado in uu keensado

 

Dad isaga matala  wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ka mid ah wasiirka Gaashaandhigga iyo wasiirka arrimaha guddaha iyo amniga qaranka iyo Xubno kale

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: