• RSS Somali VOA

    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
    • Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.
    • Ronaldinho oo Ku Biiraya Siyaasadda December 14, 2017
      Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil.
    • Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
    • Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqudisho December 14, 2017
      Qarax saakay aroorti ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 17 askari oo ka tirsan ciidamada booliska.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
    • Doug Jones oo ku Guuleystey Doorashada Senator-nimada Alabama December 13, 2017
      Doug Jones, musharaxi xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku guuleystey doorashadi kursiga senat-ka Mareykanka ee gobolka Alabama. In kasta oo siyaasadda gobolku ay u janjeerto dhanka midige, hadana codbixiyeyaasha ayaa Doug Jones ka doorbidey Roy Moore oo Jamhuuri ah. Guushan ayaa ka dhigan marka sanadka cusub la dhaariyo Doug Jones, in aqalka Senate-ka ee ay hada k […]
    • Madaxweyne Muuse Biixi oo berri la caleemo saarayo December 12, 2017
      Munaasibadda dhaarinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13 kii November, ayaa berri kja dhaceysa Hargeysa.
    • Soomaaliya oo fileysa in deymaha laga cafiyo December 12, 2017
      Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay fileyso in deymaha lagu leeyahay Soomaaliya laga dhaafo, isla markaana la maalgashado Soomaaliya.
    • Duqeyn ka dhacday gobolka Sh/Hoose December 12, 2017
      Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn cirka ah lala beegsaday gaari nooca caasiga loo yaqaan ah oo marayay deegaanka Mubaarak.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowladaha Israel iyo Kenya oo Ku Heshiiyay La Dagaalanka Kooxda Al-shabaab


kenya_israel_2011_11_14Qudus : iyadoo ay maalmihii la Soo dhaafay Wufuud Kenyaati ah

 

 

Ku wareegayeen Wadamada Aduunka si ay garab

 

 

 

Siyaasadeed iyo mid dhaqaalaba ugu helaan duulaankooda

 

 

 

Soomaaliya ayaa kulan Magaalada Qudus ku dhex maray wafdi uu hogaamiyo R/wasaaraha Kenya, Raila Odinga, iyo Madaxweynaga IsarelShimon Peres waxa uu Odinga ka codsaday Israel in lagu gacan siiyo dagaalka ay kula jiraan kooxda  al Shabaab

Dalabkaasoo ay dhinaceeda si buuxda u aqbashay  Israel arinkan ayaa mar kale Cadeyn u ah

 

in duulaanka Kenya ay Soomaaliya ku soo qaaday uu yahay Mid kenya u gaar ah ee aanu aheyn

 

Sida ay sheegaan Madaxda TFG da iyo dadka la dhacsan duulaanka Kenya oo ah in Kenya iyo

 

Soomaaliya ay iska garab sanayaan Dagaal ku wajahan Shabaab kaliya   Maadaama ay

 

Kenyaatiga oo kaliya iyaga yihiin cida garabka u raadsaneysa dagaalka Howl Galada Socdana ay

 

Maalin kasta ka hadlaan Saraakiisha Kenya iyo Siyaasiyiinta halka aanay TFG da kaba war qabin

 

waxa ka socda gobolada Xuduuda Somaliya iyo Kenya Kenya oo ay bishii hore  ciidankeedu galeen Somalia,

 

Ayaa dhinaca TFG da Soomaaliya si buuxda looga inkirsanaa Asbuucii hore in ay jiraan Ciidan soo galay

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya, Moses Wetangula, iyo kan difaaca ayaa Sadaxdii Asbuuc

 

Ee la soo dhaafay Safaro ku kala bixiyay wadamada wuxuu  Uganda Burundi Tanzania Ethiopia iyo

 

Wadamada Bariga dhexe taasoo ay ku raadinayeen Taageero Caalami ah oo ay u helaan

 

Duulaankooda Soomaaliya halka ay Madaxmada TFG da na wali isku khilaafsan yihiin soo gelitaankooda

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: