• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciyaartii Xulalka Qaranka Somalia & Ethiopia oo Maanta Bar Bar Dhac Ku Dhamaatay


Xulka-qaranka-Soomaaliya2Djibuti : Cayaar loo tartamayo isreebreebka koobka adduunka oo

 

 

 

Maanta Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku dhex martay xulalka

 

 

 

Qaramada Soomaaliya iyo Ethiopia Kana dhacday Garoonka Xasan

 

 

Guuleed Stadium ee ku yaalla caasimadda dalka Jabuuti ayaa ku soo dhamaatay bar bardhac goolal la’aan  0-0 ah Cayaarta oo aad u xiiso badaney ayaa haysashada Banooniga waxay ku badneyd lugta cayaartooyda Soomaaliyeed


Halkaasoo ay Ciyaartoyda Soomaaliyeed ku Muteysteen Sacab iyo Taageerp Xoogan oo

 

 

ka imaanaysay Daawadayaasha maadaama ay Ciyaarta ka dhaceysay Dal Soomaaliyeed oo

 

 

Djibuti ah Sida Muuqatana in kastoo aanay soomaaliya Labaatan sano kabadan dowlad laheyn

 

Hadana Ciyaartoyda Soomaaliyeed ayaa ayaa kaga horeysa kuwa Xabashida Xirfada Ciyaarta

 

Kubadda Cagta iyadoona Sanadii labada kun iyo Labadi oo sidan oo kale ay kulmeen

 

Xulka Somalia iyo Ethiopia Xili loo tartamayay Koobka wadamada afrika ay Soomaaliya

 

ku badisay 1-0 oo Ethiopia dhinaceeda dhulka lagu dhigay is araga labaad ee Xulalka Ethiopia iyo Somalia

 

ayaa maalmaha soo socda ka dhici doona Addis ababa taasoo aan wali la saadaalin karin

 

Natiijada Maadaama lagu Ciyaari doono Caasimada mid ka mid ah labada Kooxood

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: