• RSS Somali VOA

    • Dowladda: Hirshabeelle Ha Doorato Madaxweyne Cusub August 20, 2017
      Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaiya ayaa sheegtay in xil ka qaadista madaxweynaha maamulka Hirshabeela ay sharci tahay.
    • Waraysiga Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland August 20, 2017
      Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo ku sugan Laascaanood ayaa ka hadlay barnaamijka kaadh-qaybinta codbixiyayaasha Somaliland.
    • Wicitaanka Dhegaystaha: Xeerka Argagixisada August 20, 2017
      Kusoo dhowaada barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha oo toddobaadkan ku saabsan xeerka argagixisada ee dhawaan uu ansixiyey golaha Wasiirada ee Soomaaliya. Sahra Cabdi Axmed ayaa innala socodsiinaysa
    • Hawl-galka Koonfur-Galbeed ee ka Dhanka ah Shabaab August 20, 2017
      Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa sheegay inay degaanka u dhexeeya Afgooye iyo Bariire ay ka nadiifiyeen maleeshiyada ururka Al-Shabab kadib weerar ay qaadeen maalintii shalay.
    • Dowladda Soomaaliya oo La Dagaalamaysa Dawooyinka Dhacay August 19, 2017
      Munaasabad lagu daah furayey Sharciga Habraaca Daweynta Soomaaliya oo ay soo agaasintay Wasaarada Caafimaadka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
    • Wararki Ugu Danbeeyey ee Horyaalada Kubadda Cakta Yurub August 19, 2017
      Waxaa todobaadkaan bilowday horyaalada kubadda cakta ee Talyaaniga iyo Spain, Halka Ingiriiska iyo horyaalada kale ee Yurub ay maalmahanba socdeen.
    • Barnaamijka Caweyska Washington August 19, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhageysataan qodobo suugaan iyo maaweelo isugu jira oo xiisa badan.
    • Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Bariire August 19, 2017
      Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa Midowga Africa iyo ciidamo aan badenyn oo ajnabi ah ayaa saakay weerar ku qabsaday deegaan Bariire ee Gobolka Shabeelaha hoose.
    • Xuska Maalinta Gargaarka Bani Aadminimada August 19, 2017
      Maanta oo dunida laga xusay maalinta gargaarka caalamiga ah, iyadoo loo isticmaalay jeedinta baaqyo ku aadan dhowrista shaqaalaha gargaarka iyo fududeynta marintada gargaarka
    • Bannon oo Shaqada Aqalka Cad Laga Eryay August 19, 2017
      Steve Bannon, madaxa istaraatiijiyada Aqalka Cad ayaa xilkii laga qaaday. Banon oo ka mid ahaa dadka uu sida weyn u dhageysan jiray madaxweyne Trump ayaa afkaartiisu ay u janjeertaa dhinaca midigta fog ee xisbiga Jamhuuriga.
    • Horyaalka Jarmalka oo Bilowday  August 19, 2017
      Horyaalka dalka Jarmalka ee Bundesliga ee xilli ciyaareedkan cusub ayaa xalay si rasmi ah u furmay, iyadoona kooxda heysata horyaalnimada ee Bayern Munich ay guul ku bilaabatay kadib marki ay 3-1 ku garaacday Bayen Leverkusen.
    • Monaco oo Taariikh Cusub u Dhigtay Horyaalka France August 19, 2017
      Kooxda difaacaneysa horyaalnimada dalka Faransiiska ee Monaco ayaa noqotay naadigi ugu horeeyey oo 15 kulan oo xiriir ah oo ka tirsan horyaalka dalkaasi badisa, kadib marki ay xalay 1-0 uga badiyeen Metz.
    • Finland: Weerar Mindiyeyn ah oo Dad lagu Dilay August 18, 2017
      Booliska dalka Finland ayaa raadinaya dad lagu tuhunsan yahay mindiyeyn baahsan oo hal qof lagu dilay, islamarkaana sideed kale lagu dhaawacay, magaalo xeebeedka ku taalla Koofnurta Galbeed ee dalkaas ee Turku.
    • Xubno Loo Maleynayo Shabaab oo Dad ku Gowracay Kenya August 18, 2017
      Mintidiin looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay xalay weerar ku qaadeen tuulada Maleli oo ka tirsan deegaanka Wite ee gobolka Lamu ee dalka Kenya.
    • Madaxii Garsoorayaasha Xiriirka K/Cagta Somalia oo la Dilay August 18, 2017
      Madaxii garsoorayaasha xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya Cusmaan Jaamac Diraac ayaa xalay dablay hubaysan ay toogasho ku dileen magaalada Muqdishu. Dilkaasi ayaa argagax geliyey bahda ciyaaraha Soomaaliya oo iyagu siyaasadda aan faraha la gelin. Marxuumka ayaa la sheegay in dablay bastoolado wadatay ay ka toogteen qaarka sare ee jidhkiisa, xilli uu kusoo […]
    • Faaqidaadda: Soomaaliya iyo Xiisadda Dalalka Khaliijka August 18, 2017
      Maamulka Puntland ayaa dhowaan sheegay inay taageerayaan xulufada dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka oo xiisad ay kala dhaxeydo dalka Qadar. Mowqifka Puntland ayaa ah mid ka duwan kan dowladda federaalka oo sheegtay inay dhex dhexaad ka tahay khilaafka labada dhinac. Haddaba kala duwanaansha aragti ee dowladda federaaka iyo qaar ka mid ah maamul goboleedyada s […]
    • Dhimashada Dhiiqo-guurkii Sierra Leone oo Gaartay 400 August 18, 2017
      QM ayaa maanta sheegtay in dhimashada dhiiqo-guur-kii ka dhacay caasimadda dalka Sierra Leone ee Freetown ay gaartay 400 qof.
    • Spain: Dad la Raadinayo Kadib Weerarkii Argagixiso August 18, 2017
      Dalka Spain ayaa waxaa laga raadinayaa dad la tuhmayo kadib markii weerar argagixiso oo loo adeegsaday laba baabuur ay 13 qof ku dileen islamarkaana 100 kale ku dhaawaceen magaalada Barcelona ee gobolka Catalonia.
    • Mourinho oo weli aan ka rajo dhigin saxiixa Perisic August 18, 2017
      Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa weli doonaya in kooxda uu kusoo biirayo xiddiga kooxda Inter Milan garabka uga cayaara ee Ivan Perisic. Macallin Mourinho oo la sheegay inuu ku qnaacsan yahay xaaladda kooxdiisa, kadib markii ay horyaalka ku furatay 4-0 ay kaga adkaatay West Ham, ayaa rumeysan inuu u baahan yahay cayaaryahan kale oo gara […]
    • West Brom oo diiday yaboohii Man City ee Jonny Evans August 18, 2017
      Kooxda kubadda cagta West Brom ayaa diiday yabooh kooxda Manchester City ay dooneysay inay kula saxiixato daafaca kooxdaas Jonny Evans.  Macallinka kooxdas Tony Pulis oo manata shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in naadiga Baggies uusan saarnayn wax cadaadis ah oo ay ku iibiso laacibkaas. City ayaa la rumeysan yahay inay ku yaboohday 18 milyan oo gini oo ay k […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Taariikhda Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxumad Ugaas Cilmi


Ugaas Cabdullaahi

Buqaqable:-Allaha u Naxariistee waxaa 02-November –2011 ku geeriyooday Degmada Buqaqable

Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxumad Ugaas Cilmi Ugaas Jirow oo  dhowr iyo Sodonkii Sano

Ee la soo dhaafay ahaa Ugaaska Beesha Gaaljecel Ugaas Cabdullaahi Ugaas Muxumad waxa uu isla

Degmada _Buqaqable ku dhashay Sanadka markuu ahaa 1921 qarnigii tagay Duubka Boqornimana

Waxa uu ka dhaxlay Ugaas Muxumad Ugaas Cilmi Ugaas Jirow oo Aabihiis ahaa Ugaas Cabdullaahi

waxa uu ahaa Ugaaskii 22aad ee Beesha G/Jecel   soo Maray inta la Xasuusan yahay Allaha u Naxariistee

Ugaaska waxa uu Ifka kaga tagay Caruur dhowr iyo Konton ah oo wax uu dhalay iyo wax ay sii dhaleen ah

Waxaa kaloo jira Tiro dhowr boqol oo ruux ka badan oo uu Adeer Abti iyo waxay dhaleen waxay sii dhaleen ah oo

Aduunyada ku Firirsan  Ugaas Cabdullaahi waxaa labaatankii sano ee la soo Dhaafay si weyn loogu

Xasuustaa ka qeyb galkii iyo Kaalimahii uu ku lahaa Nabada iyo Shirarka Soomaalida ee ka dhici jiray

Dibada kuwaasoo uu kii ugu dambeeyay Ka qeyb galay Shirkii Carta Djibuti Allaha u Naxariista Ugaas Cabdullaahi

One Response

  1. ilah naxarista jano haka waraabiyo aamin aamin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: