• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kenya oo Xuduuda Keentay Afgooye iyo Madaxda TFG da oo Wali inkirsan Xasuuqii Ay Diyaaradaha Kenya Jilib Ka Geysteen ( Daawo Sawiro )


Untitled 1Nairobi: War ay Xukuumada Kenya Soo Saartay ayaa loogu digay dadka
 
 
 
Soomaaliyeed ee dagan Magaalooyinka u dhexeeya Dhoobley
 

 

 

ilaa Afgooye oo ay Kenyaatigu Sheegeen in ay duqeyn Cirka ah ku
 

 

 

Soo socoto Afhayeenka Ciidanka Kenya Emmanuel Chirchir oo fariin ku qoray bogga Twitter ka ayaa digniin u diray dadka degan toban magaallo oo koonfurta Soomaaliya ku yaala kuwaasoo uu sheegay in Ciidamada Cirka Kenya  ay  beegsan doonaan .


 
Magaallooyinka uu Chir Chir sheegayna waxaa ka mid ahaa  Baardheere, Baydhabo, Afgooye, Buaale, Baraawe,
 
Jilib, Kismaayo, Afmadow iyo Diinsoor. dhinaca kale iyadoo ay Diyaaradaha dagaalka Kenya Axaddii la soo dhaafay
 
Dad rayid ah ku Xasuuqeen magaalada Jilib ayay Wasiirka Gaashaandhiga TFG da iyo R/wasaarihiisaba
 
Shaki geliyeen in ay Jilib wax ka dhaceen iyadoo ay waliba Kenya qirsan tahay Duqeynta ayna sheegeen in ay ka
 
Xun yihiin hadiiba ay dad rayid ah wax ku noqdeen duqeyntii Jilib Qariiradan hoose oo ay Sameeyeen
 
Warbaahinta Kenya waxay tuseysaa Sida ay doonayaan Maalmaha Soo socda hadii ay u hirgasho

Untitled 1

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: