• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Maanta u Dhoofay Kampala iyo Warar Kala Duwan oo Ka Soo Baxaya Socodkiisa


Sh-Shariif-Uganda1Muqdisho: Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DKMG ka ah ayaa

 

 

 

Maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda

 

 

 

Magaalada Kampala oo ah Caasimada Uganda. Sh Shariif oo ay

 

 

Safarkiisa ku weheliyaan Xildhibaano wasiiro ay ka mid yihiin qorshaynta qaranka  iyo Dastuurka iyo wasiiro kale Safarka Madaxweynaha ayaa yimid xili uu maanta R/wasaare Gaas ka soo laabtay Nairobi oo halkaasoo uu Madaxda Kenya kula soo heshiiyay


dhamaan wixii ay Kenyaatiga rabeen oo ahaa in loo sharciyeeyo duulaanka ay Ciidankoodu ku joogaan

 

Gudaha Soomaaliya balse loogu daray in beesha Caalamka si isku mid ah loo weydiisto gagaar lagu siiyo

 

Kenya howsha ay ka wado guddaha Somalia iyadoona dhinaca kale la sheegayo in uu wali Sh shariif ka soo

 

Horjeedo soo gelitaanka Kenya Sababtay doontaba ha ahaatee hadana wararka ugu badan ee la isla dhex marayo

 

Ayaa sheegaya in Garabka kaliya ee uu Shariif maanta heystaa uu yahay Musevani iyo Meles oo labadoodaba

 

ka soo horjeeda gelitaanka Kenya iyo damaceeda dambe kuwaasoo Kenya kula dagaalansan in ay arinta Soomaaliya la wadaagto Kenya Safarka shariifka ayaa laga yaabaa in uu soo maro Magaalada Addis ababa

One Response

  1. War jiraaba cakaaruu imaan waan sugayna

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: