• RSS Somali VOA

    • Idaacadda Subaxnimo December 14, 2017
      Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Dhageyso Shirka Turkiga December 13, 2017
    • Dhageyso Dhaarinta Somaliland December 13, 2017
    • Dhageyso Miisaaniyadda Somalia December 13, 2017
    • Dhageyso Duqeynta Buuleburte December 13, 2017
    • Idaacadda Fiidnimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Habeenimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Galabnimo December 13, 2017
      Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Idaacadda Duhurnimo December 13, 2017
      Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
    • Ciyaaraha iyo Siyaasadda December 13, 2017
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
    • Doug Jones oo ku Guuleystey Doorashada Senator-nimada Alabama December 13, 2017
      Doug Jones, musharaxi xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku guuleystey doorashadi kursiga senat-ka Mareykanka ee gobolka Alabama. In kasta oo siyaasadda gobolku ay u janjeerto dhanka midige, hadana codbixiyeyaasha ayaa Doug Jones ka doorbidey Roy Moore oo Jamhuuri ah. Guushan ayaa ka dhigan marka sanadka cusub la dhaariyo Doug Jones, in aqalka Senate-ka ee ay hada k […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada Kenya iyo Madaxda TFG da oo Wali Is Fahmi La,a iyo COMMUNIQUE Sadaxaad oo Maanta la Saxiixay


PIX4Nairobi: iyadoo uu Duulaanka Kenyaatiga ee Soomaaliya

 

 

 

Galay Asbuuciisii afraad ayaa Waxaa muuqata in aysan

 

 

 

Madaxda TFG da Soomaalida iyo Dowlada Kenya isla wada fahmin

 

 

waxa uu ku saleysan yahay Duulaanka Kenya Marka laga reebo R/wasaaraha oo aamin san in beelaha daarood loo qaban doono Jubooyinka sidaasna ay Majority ku heli doonaan waqtiyada Soo socda iyo Xukunka Dalka halka Madaxweyanahana uu aamin san yahay in uusan ka gudbi doonin August 2012

PIX4

Hadii ay Awood Kenya wadato ka saarto Shabaab Jubooynika ayna Maamul Sida Puntland oo kale ah ka dhisato

 

Gobolada Koonfureed Kenyaatiguse Maba aaminsana in ay waxdowlad ah ka jirto Soomaaliya waxaana u daliil ah

 

in shalay Wafdigii R/wasaaraha ee tagay Kenya uusan la kulmin Soo dhoweyntii ay labada Wasiir ee Kenyaatiga

 

Xamar kala kulmeen iyo tan labaad oo ah in Maanta goobtii uu is afgaradka ka Dhacayay ee Labada R/wasaare

Calanka Kenya oo kaliya

 

Ku Saxiixeen Bayaanka Kenya u Xalaaleynayay Duulaankeeda aan la keenin Calanka Soomaaliya

 

 

Halkaasoo bayaanka lagu hoos Saxiixay  Calanka Kenya oo kaliya taasna waxaa ka sii horeeyay in

 

 

Wasiirada Gaashaandhiga iyo Arrimaha dibbada Kenya ay Saxaafada ugu sheegeen Magaalada Nairobi

 

 

Bilowgii bishan in Ciidankooda Soomaaliya galay aysan Cidna kala tashanenin Kagana Cudur daaranaynin

 

 

Sida uu yiri Yusuf Xaaji oo Wasiir Kenyaati ah Halka uu kan arimaha Dibadana yiri TFG waa Caruurteena Kenyana

 

 

Wax kama diid karaan Sida ay Warbaahinta Kenya iyo tan caalamkaba qorto Kenya Duulaankeeda waa mid

 

 

Mudo dheer qorsheysnaa laguna doonayo in Xuduuda Kenya lagu keeno Jilib iyo Jamaame hadii Mustaqbalka Soomaaliya

 

 

La Qeybsadana ay Kenya Qeybteeda Hada Sii Garato inta ka horeysana ay Madaxweynayaasha iyo

 

 

Maamul Goboleedyaada Soomaaliya ka mid noqoto Sida Ay Ethiopiaba u leedahay Deegaano badan oo hoos yimaada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: