• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Caasimada Kenya oo Ay Habeenkii Labaad Qaraxyo Ka Socdaan


gjNairobi: Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ee Caasimada

 

 

 

Kenya ayaa sheegaya in Caawa ay Habeenkii ka dhaceen qaraxyo lala

 

 

 

Beegsaday boosteejo laga raaco Basaska oo Magaalada

 

 

Bartankeeda ku taala Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxan uu ku dhintay hal qof isla markaana ay ku dhaawacmeen dhowr iyo toban qofood oo kale.Qarax kale oo isna sidan oo kale xalay ka dhacay goob lagu Caweeyo oo ku taala Magaalada Nairobi


ayaa isna geystay dhaawacyada dhowr iyo toban kale wali ma cadda Cidda ka dambeysa qaraxyadan

 

laakiin waxay ku soo aadeen Xili ay Ciidanka Kenya gudaha u soo galeen Soomaaliya halkaasoo

 

ay kooxda Shabaab u soo riixeen gudaha gobollada Koonfureed iyadoona ay dhinaca kale

 

Magaalada Nairobi ka dhacdday qab qabasho xoogan oo loo geystay Soomaali badan oo ay

 

ka mid ahaayeen Rag si weyn looga yaqaan wadanka Kenya oo uu ku jiray Sh Xasaan oo

 

Si weyn loogu yaqaanay Taageerada iyo garab istaaga uu u hayay Al-shabaab isagoona gaaleysiin jiray

 

Xataa Cullimada Soomaaliyeed ee Shabaabka ka soo horjeeda taasoo laga yaabo in ay ka dambeysay

 

Qaraxyada labadii habeen ee la soo dhaafay ka dhacayay Magaalada Nairobi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: