• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Diyaarado Dagaal oo aan wali la garaneynin Cida leh Ayaa Galabta Duqeeyay Magaalada Kismaayo


gvjgNairobi : Wararka ka imaanaya Magaala Xeebeedka

 

 

 

Kismaayo oo ah xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in

 

 

 

Ay galabta duqeyn u geysteen Diyaarado dagaal oo aan wali si

 

 

 

Rasmi ah oo la garan halka laga leeyahay balse loo maleynayo in ay yihiin Kenyaati Dadka deegaanka qaarkood oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in diyaarad Tuuteysan oo ka timid xagga badda ay labo gantaal ku dhufatay dekeda Kismaayo oo xilligaasi ay taagnaayeen


doonyo isugu jiray kuwo kaluumeysi iyo kuwo alaabo ganacsi ka keenay dalka Kenya iyadoo

 

duqeyntii labaad ay ka dhacday mee loo maleynayo in ay aheyd Xeri Ciidan oo ay Shabaabka

 

Magaalada heysta leeyihiin wararka ayaa intaas ku daraya in Mid ka mid ah gantaalada

 

Lala dhacay Dekeda Kismaayo uu haleelay Haan ka mid ah Haamihii Keydka Shidaalka ee

 

Ay Dekeda laheyd oo Faaruq ah Sida ay sheegeen goob joogayaasha Duqeyntan ayaa dhacday

 

Abaare 3:40 (waqtiga Magaalada Kismaayo  hadii la Xaqiijiyo in ay duqeyntan Kenya ka dambeyso

 

Waxay Noqoneysaa markii u horeysay ee ay Kenya Weerarto Magaalada Kismaayo

 

Tan iyo intii ay ku soo duushay Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya iyadoona dhinaca kale Muujinaysa in duulaanka kenya uusan ku ekeyn Xuduudeeda

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: